Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th March 2025 admin
Haddanu Majeerteen nahay Xasan Sheekh ayaan kula soconaa sida uu wax u wado Abdiqafaar Xaange, Wasiir ku xigeenka Maaliyada DFS ahna Xildhibaan laga so doorto Puntland, abtina u ah Ilma Diyaano ayaa waraysi uu siiyey mid ka mid ah Idaacadaha Muqdisho wuxuu ku sheegay in Madaxweyne Xasan Culusoow uu ku sax san yahay Cunaqabataynta lagu […]

11th March 2025 admin
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta soo dejiyay qaybtii 2-aad ee agabka Doorashada qof iyo codka ah ee Golayaasha deegaanka Puntland,

11th March 2025 admin
Wasiir Aadan Ducaale: “Qaabkii xilka la iiga qaaday 22 daqiiqo gudahood” Wasiirka gaashaandhigga Kenya, Aadan Barre Ducaale, ayaa buug cusub oo maanta la soo bandhigay kaasoo uu ka qoray dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka soo maray siyaasadda, waxa uu uga warramay qaabkii looga qaaday xilka hogaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka. Kulan ay 22-kii June 2020 Nairobi ku […]

11th March 2025 admin
Golaha Wasiirradda oo meel-mariyey Qaraarka Adkaynta iyo Hufnaanta Maaraynta Maaliyadda Dalka Golaha Wasiirradda ayaa meel-mariyey Qaraarka Adkaynta Hufnaanta Maaraynta Maaliyadda Dalka oo ka kooban 8 qodob oo saldhiggiisu yahay Maaraynta Maaliyadda Guud ee Dalka, Maaraynta Dakhliga Dalka, Iibka iyo Qandaraaska Qaranka, Maareynta Hantida Guud ee Qaranka iyo Maamulka iyo Maaraynta Shaqaalaha. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane […]

11th March 2025 admin
Maxkamada sare ee Pakistan oo amartay in lasii daayo Imran Khan Maxkamadda sare ee Pakistan ayaa ku dhawaaqday in xarigga ra’iisal wasaarihii hore Imran Khan uu yahay “mid sharci darro ah”, waxaana go’aan ka soo baxay laba maalmood uu dhaliyay isku dhacyo sababay dhimasho iyo dhaawac iyo mudaharaadyo waaweyn oo dalka oo dhan ka dhacay. […]

11th March 2025 admin
𝗦𝗵𝗮𝗮𝗰𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗟𝗶𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗠𝘂𝘀𝗵𝗮𝗿𝗶𝘅𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗗𝗼𝗼𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼𝗼𝘆𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗚𝗼𝗹𝗮𝘆𝗮𝗮𝘀𝗵𝗮 𝗗𝗲𝗲𝗴𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗚𝗼𝗯𝗼𝗹𝗸𝗮 𝐁𝐚𝐫𝐢: