Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025 admin
Xisbiga muxaafidka ee Progressive Conservative (PC) ayaa ku guuleystay doorashada gobolka Ontario ee dalka Canada oo xalay lasoo gaba-gabeeyay. Maxamed Firin oo kamid ah dhallinyarada Soomaalida ah ee ku koray dalkaas ayaa kamid noqday murashixiinta ka tirsanaa xisbigaas ee guuleystay. Gobolka Ontario ee dalka Canada, oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan ee dalkaas, ayaa […]

30th April 2025 admin
Dasaan, February 28, 2025: Wejiga 3-aad ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, oo maanta si rasmi ah bilowday ayaa laga gaaray guul, iyadoo ciidanka amniga Puntland ay si xirfad leh ugu howlgaleen deegaanada ay argagixisadu ku sugan yihiin. Ciidamada waxay gacanta ku dhigeen xarumo muhiim ah, kuwaas oo ay argagixisadu ku lahaayeen, sida Dhaban Qooxle […]

30th April 2025 admin
Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa gudaha u galay deegaanka Dhasaan, iyagoo qabtay saldhigyo muhiim ah iyo gantaallo argagixisada Daacish diyaarinaysay.

30th April 2025 admin
Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo ku dhawaaqay wejiga 3-aad we Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo bilowmaya 28 February 2025.

30th April 2025 admin
Maxaa Dhici lahaa Niikadan iyo Nacamlayntan ka dhacaysay Muqdisho haddii ay ka dhici lahayd Hargayysa. Hadday intani Hargeisa ka dhici lahayd, cadaabahaa la is jiidhsiin lahaa. Bal tan maxaa lagu sheegi karaa ee aan ka ahayn munaafaqad aan caad saarnayn! If this had happened in Hargeisa, all hell would have broken loose in Mogadishu. This […]

30th April 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa dib ugu laabtay dalkiisa, kadib markii uu wada-hadallo kula yeeshay Muqdisho madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay Villa Somalia, kulanka labada hogaamiye ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada, iyagoo adkeeyay xiriirka taariikhiga ah iyo derisnimada soo jireenka […]