Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025  admin  

Waa indhoole haddana wuxuu heer ka gaaray tartanka gaari kaxeynta Gaadhigan guduudan ee Corolla ee ay shirkadda Toyota samayso ayaa ku orday waddada wareegga ah ee tartamada orodka gawaadhida lagu qabto- Chutana, xawaare ah 180 kilomitir saacaddiiba. Guuxa salbatooyada ku rakiban matoorka awoodda badan ayaa jabiyey aamusnaanta duhurkii ee goobtan caasimadda Lima ee Peru u […]

10th March 2025  admin  

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo kasoo bad-baaday dagaalada Suudan oo soo gaaray dalka  Dowladda Soomaaliya, ayaa 9 muwaadiniin ah oo laga soo badbaadiyay dagaalada ka socda dalka Suudan ka soo dejisay Muqdisho. Muwaadiintaan, ayaa ka soo duulay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo ay ka soo galeen xuduuda Sudan, muwaadiniintaan oo ah arday wax ka […]

10th March 2025  admin  

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo gaaray Badhan

10th March 2025  admin  

Horjoogaha SNM ugu magcaaban gudoomiyaha degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag ayaa isaga oo ka jawaabaya rabshado xalay ka dhacay Ceerigaabp waxa hadaladdiisii ka mid ahaa Booto, garnaqsi, taariikhdii beenta ahayd ee Burco iyo iBeel doonaysa inay beel kale u dawladayso

10th March 2025  admin  

Musharax Xildhibaan Sayid Cali Ibraahim Xasan “hadaanu nahay bulshada reer koonfur galbeed urur siyaasadeedka Kaah waxa uu fursad noo siiyay inaan wax doorano, nala dooran karo, kuligeena Kaah baanu nahay”

10th March 2025  admin  

Doorashadii ugu adkeyd oo berri ka dhaceysa Turkiga Maalinta Axadda ah ee beri waxa ay dadweynaha Turkigu u dareerayaan doorashada guud ee dalkaasi ka qabsoomeysa. Doorashadani ma go’aamin doonto oo kaliya siyaasadda dalka gudihiisa, laakiin waxa kale oo ay saameyn ku yaalan doontaa arjiga Sweden ee Xulifada NATO. Warbxin gaar ah oo ku saabsan ammuurtan […]