Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025 admin
Tirinta codadka doorashada Turkiga oo socota iyo sida musharaxiintu u kala horeeyaan Waxaa socota tirinta codadkii laga dhiibtay doorashadii ka dhacday dalka Turkiga, iyada oo ay haatan soo baxayso natiijooyinkii ugu horreeyey ee hordhaca ahaa, ka dib markii la tiriyey qaybo ka mida sanaadiiqda codbixinta. Sida ay baahinayaan wakaaladaha wararka iyo weliba hay’adaha warbaahinta ee […]

10th March 2025 admin
Maalin ka dib markii ay beelaha Isaaq iyo Harti ay isku khilaafeen sidii ay ugu wada noolaan lahaayeen magaalada Ceerigaabo oo gacan hadal dhex maray , ka dib qaar ka mid madaxda beesha Isaaq oo ka yimid Gabiileey iyo Arabsiyo ay magaaladaas ka bilaabeen daan daansi ah in xaafado ayna degin beeshoodi ay ka taagaan […]

10th March 2025 admin
Markii uu xilka u ordayey Kabo ayuu balan qaaday, markii uu guulaysatana wuxuu ugu jawaabay cabirka kabihiina ma aqaano

10th March 2025 admin
Wasiirka Warfaafinta XFS ayaa xafiiska ku qaabilay ku simaha Ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta , Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-Simaha Ergeyga Gaarka ah Xoghahaya Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbheho. Wasiirka iyo […]

10th March 2025 admin
MADAXWEYNE XASAN CULUSOOW AYAA GUDDOOMIYAY SHIRKA HEERKA SARE EE GOLAHA DHAQAALAHA QARANKA OO LOOGA HADLAY QORSHAHA HIIGSIGA QARNI-JIRKA EE 2060

10th March 2025 admin
Wasiirka Ganacsiga oo daahfuray barnaamijka hannaanka hubinta tayada badeecadaha Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay munaasibad loo sameeyey ku dhawaaqista iyo saxiixa Qandaraaska hubinta tayada shixnadda ka hor inta ayna badeecadahu soo galin dalka, taas oo ay si daahfuran ugu guulaysatay shirkadda Bureau Veritas, […]