Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025  admin  

Qaar kamid ah Ururrada Siyaasadda Puntland “Dowladdu waa in ay tallaabo ka qaado kuwii xalay qasay caasimadda waxa ay is og yihiin. Ururrada Siyaasadda ee baaqa soo saaray ayaa waxa ka maqnaa siddii caadadu u ahayd Ururka Mideeye ee uu hogaamiyo Asad Diyaano oo xiriirka fiican la leh inta badan Mooryaanta Koonfurta Soomaaliya. Dhowaan ayeey […]

10th March 2025  admin  

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Ergayga u qaabilsan beesha Isaaq Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha beesha Isaaq Cabdikariim Xuseen Guuleed. Ergeyga oo marka hore warbixin ka siiyay halka ay mareeyso arrimaha wadahadallada beesha Isaaq iyo kullamada […]

10th March 2025  admin  

Madaxweynaha Kenya oo Noordin Haji u magacaabay Agasimaha Sirdoonka Madaxweyne Kenaya William Ruto oo is-bedello ku sameynaya hay’daha dowladda ayaa maanta u magacaabay Noordin Haji inuu noqdo agaasimaha guud ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NIS, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay madaxtooyada Kenya. Ruto ayaa sheegay in haddii Baarlamaanku uu meel mariyo magacaabistan in Nooradin […]

10th March 2025  admin  

Qoyskii maalmaha ku taajiray ayaa Madaxweynuhu la ta dhigtay la taliyaal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow, ayaa u magacaabay Mako Maxamuud Muuse in ay noqoto Lataliyaha Madaxweynaha ee dhanka Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci darrada ah ee Soomaaliya. Mako, ayaa ah xaaskii hore ee Cabdullahi Maxamed Nuur oo loo yaqaanan 30 jir 30-Milyan haysta, ayaa […]

10th March 2025  admin  

“Xaquuqda ay isu diiwan geliyeen in ka badan 400 kun qof oo reer Puntland ah waxaa raba in ay hor istaagan koox yar”Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland Cabdi Faarax Juxa.

10th March 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkan oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo 2 maalmood ah. Madaxweynaha oo marti-qaad ka helay Amiirka dalka Qatar Mudane Tamiim Binu Xamad ayaa la qaadan doona […]