Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025 admin
Hoos ka daawo dagaalkii shalay lagu jebiyey jabhadda SNM ee uu hogaamiyo Gacan ku dhiigle Muuse Biixi UPDATE: The battle for Tuulo Samakaab ( 50 KM west of #Laascaanood) https://t.co/gogmkbfQEq pic.twitter.com/3UDeDwPOnT — Qalib Barud (@QalibBarud) May 19, 2023 Early this morning #Somaliland launched an attack on #Laascaanod from the east. The SSC defence forces repelled […]

10th March 2025 admin
Beelaha Habar yoonis iyo Habar awal ayaa ku dagaalamaya gobolka Togdheer. War degdeg ah Dagaal ka socda Koonfurta Burco & Jabhada beesha Habaryoonis oo soo diyaar garow ku jira. pic.twitter.com/TlgWB7jJPT — Mohamed Yusuf Bakayle (@MoBakayle) May 19, 2023

10th March 2025 admin
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jeddah kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Ciraaq Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia al-Sudani. Labada hogaamiye ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka amni, siyaasadeed, dhaqaale iyo diblumaasiyadeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ciraaq. Madaxweynaha waxa uu ka […]

10th March 2025 admin
“Xabad inan gumeed ayaa idinku dhacday alle ayaan caafimaad idin waydiin”Garaad Jaamac Garaad Cali.

10th March 2025 admin
Madaxweynaha Ukraine oo ka gaaray shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy ayaa Jimcaha maanta ah gaaray magaalada Jeddah si uu uga qeyb galo shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta, iyadoo Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Asad oo si weyn u taageeray Ruushka dagaalka sokeeye, uu sidoo kale goobjoog ka noqon doono kulanka Carabta. Zelenskiy wuxuu ku yimid diyaarad ay […]

10th March 2025 admin
“Garoowe waxay horumarka ku gaartay waa amni, ismaqal iyo kala danbayn”Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale