Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
25th November 2024 admin
Waa kuma Tim Walz? Xamse warfaa oo la soo shaqeeyey ayaa innoo sharaxaya Musharaxa madaxweyne ee xisbiga Dimoqraadiga Kamala Harris ayaa u dooratey Tim Walz oo ah gudoomiyaha gobolka Minneasota inuu noqdo madaxweyne kuxigeenkeeda. Tim Walz ayaa kala qeybali doonaa ololaheeda doorasho, iyada oo kan ugu horeeya ee uu kala qeybgalayo uu yahay ololaha ka […]
25th November 2024 admin
Ra’isulwasarahi Bangladesh Sheekh Xasina oo dalka isaga carartay Ra’iisul-wasaaraha dalka Bangladesh Sheikh Hasina ayaa Isniinti shalay is casishay kaddibna dalka isaga carartay, kaddib laba todobaad oo ay Bangladesh ka socdeen dibadbaxyo uu dhiig badan ku daatay oo looga soo horjeeday dowladda. Mudaaharaadyada ayaa kaddib marki ay shacabka gaar ahaan dhalinyarada ka caroodeen, xeer dowladda kasoo […]
25th November 2024 admin
Ninkii 50 ka sano isbitaalka ku jiray isaga oo aan wax xanuun ah qabin Nin lagu magacaabo Charles Esler ayaa waxa uu isbitaal ku jiray muddo 50 sano ah isaga oo aan wax xanuun ah sidaas u wayn aan qabin. Charles oo qabay suuxdin yar iyo waxbarashada oo xoogaa ku adkayd, ay markii ugu horeysay […]
25th November 2024 admin
Markii madaxweeynihii hore ee Maraykanka Donald Trump la damcay in la dillo, waxaa shaqada looga ceeriyey habacsanaantii amni ee meeshaas ka dhacday haweenay ka ahayd ciidankaas agaasime. Shaqo xummo marka ay dhacdo, waa in shaqada looga ceeriyaa cid kasta oo dayacday shaqadeeda. Hadaba, intii uu joogay Madaxweeyne Xasan waxaa dhacay qaraxyo badan oo ay ku […]
25th November 2024 admin
Allaha ha u naxariistee waxa maanta magaalada Ajman ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Ali Mohamud Mohamed (Ali Belbel). Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan , qoyskii, eheladii, asxaabtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Ali Mohamud Mohamed (Ali Belbel). . Waxaan Allah uga baryeeynaa marxuumka in janadii Fardowsa ahayd […]
25th November 2024 admin
Shirkii xaafadda Muqdisho uga socday koox mucaarad ah oo soo dhamaaday. Magaalada Muqdisho èe xarunta Soomaaliya, oo maàlmihiii ugu danbeeyey lagu xayeesinayey inuu ka furmi doono shir ay leeyihiin reer Maakhir ayaa maanta markii uu furmay wuxuu yeeshay weji kale oo ka duwan kii horay loogu shegay. Shirkan lagu sheegay Shir Warsangeli., Oo hadana aan […]