Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025 admin
Codeynta doorashada ku celiska ah ee Turkiga oo bilaabatay Muwaadiniinta Turkida ah ee qurba-joogta ah ayaa Sabtida maanta ah bilaabay in ay codkooda ka dhiibtaan doorashada kala reebtada ah ee madaxtinimada Turkiga taasi oo ay ku herdamayaan Madaxweyne Reccep Tayyib Erdogan iyo hoggaamiyaha mucaaradka Kemal Kilicdaroglu, oo doonaya in uu soo afjaro xukunka madaxweynaha ee […]

10th March 2025 admin
R/W Xamsa oo dhallinyarada ugu baaqay in ay Xukuumadda ku taageeraan ciribtirka amni xumada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqangelinayo Siyaasadda Qaran ee Dhallinyarada. Shirkan oo ah kii 9-aad,ayaa soconaya muddo saddex maalin ah, waxaana ka soo qeyb galay boqolaal […]

10th March 2025 admin
Bahda ALLSANAAG, waxay tacsi tiiraanyo ah u dirayaan Aabe Maxamed Xasan Dhalo, oo ka soo mid noqday qorayaashii soo maray Allsanaag iyo hooyo Khadra Bashiir Cabdulahi geerida ku timid gabadhoodii Curad Allah ha u naxariistee Manaal Maxamed Xasan إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ Waxaan Allah uuga baryayaan in uu gabadhoodii Manaal Maxamed uu samair […]

10th March 2025 admin
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Meertada 32-aad ee Jaamacadda Carrabta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula wadaagay Boqorrada, Amiirrada, Madaxweyneyaasha iyo Hoggaamiyeyaasha Carbeed horumarka ka jira dalka, fursadaha iyo caqabadaha ku xeeran dowladnimada Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda […]

10th March 2025 admin
Duli Labawejiilaha..dabar iyo lugooyiyo..dusha midabka nooga eg..

10th March 2025 admin
Siyaasiyiintii horay ugu fashilmay hogaanka Puntland taageero ma ka haystaan Shacabka. Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Puntland Cabdirisaaq Axmed Saciid, oo ka soo jeeda beesha Warsangeli, xilkan wuxuu hayaa muddo gaaban oo aad u yar, wuxuuna ku guulaystay mid ka mid ah Mashaariicda ugu waaweyn ee Puntland laga hirgeliyey intii ay jirtay, taas oo ay ku faani […]