Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta booqday Madxafka Taariikhda Saldanada Daarood ee Warsangeli, Iyadoo uu soo dhoweeyay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud Cali Shire iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl. Madaxweynaha ayaa dhegaystay taariikhda dhaqanka deegaanka iyo marxaladihii kala duwana ee ay soo martay, waxaa ka […]

10th March 2025 admin
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Puntland (UNSOM) Mr. Guy Griffin. Kulankaan ayaa waxaa looga wada hadlay xaaladda guud ee Puntland, qabsoomida doorashada Goleyaasha Deegaanka Puntland ee 25 May 2023, xoojinta wada shaqaynta Hay’adaha caalamiga ah iyo […]

10th March 2025 admin
Madaxweyne Deni: “Wax ka yar laba bilood ayaan ku dhammaystireynaa Waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo annaga oo gaadhsiineyna magaalada Hadaaftimo.”

10th March 2025 admin
Ergayga Gaarka arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Madaxweynaha Jubbaland Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdikarim Xussein Guuleed, ayaa kulan Muhiim ah oo horudhac u ah Qorshaha Talo Wadaagga Madaxda iyo Bulshada Dowlad Goboleedyada la qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe). Kulanka oo ay […]

10th March 2025 admin
Madaxda maamul Gobolleedka Puntland waxa ay booqdaan Gobolladda SANAAG iyo HAYLAND xilliga Dooraashaddu kaabiga kusoo hayso oo kaliya. BY: Axmed Xeef Booqashadaas ayaa ah labba xilli; marka kursiga loollankiisa lagu jiro iyo mudda xileedkii gabaabsi yahay, lana doonayo inuu bilowdo loollan kale ee madaxtinimadda. Booqasho daneedkaas, waxay ku balan qaadaan waxyaalo badan oo ay Gobollada […]

10th March 2025 admin
South Africa Rejects Somaliland’s Leader’s Visa Application over Human Rights Violations – Gacan ku dhiigle Muuse Biixi ayaa loo diiday Fiisaha dalka Koonfur Afrika oo uu dalbaday , ka dib dacwaddii dhowaan laga gudbiyey ee ahayd xadgudubkii xaquuqal insaanka ee lahaa xasuuqa, dilka , Barakicinta iyo duqayntii uu u gaystay goobaha iyo gaadiidka Caafimaadka.