Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025 admin
M.Deni iyo gudoomiyaha baarlamaanka Cabdirashiid oo booqday awoowe Daarood0m Haylaan: 22 May 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa booqday Qabriga Alle ha u naxariistee Shiikh Cabdiraxmaan Ismaaciil Jabarti (Daarood) oo ka mid ahaa Odeyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee ay kasoo farcameen qaar ka mid ah qabaa’Ilka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa u duceeyay Marxuumka, wuxuuna […]

10th March 2025 admin
Caawa Magalada Garowe waxaa kusoo rogmaday daad wax yeelo gaarsiiyay magalada .

10th March 2025 admin
Wasiir ka tirsan Dawlada Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Buhoodle & Widhwidh Buuhoodle: wefti uu hogaaminayo wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknolqjiyada DFS Jaamac Xasan Khaliif oo safar shaqo ku marayay degaanada Khaatumo ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Buuhoodle.Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa wasiirka kaga horyimid duleedka magalada Buuhoodle. Widhwidh:wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta […]

10th March 2025 admin
Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho kula kulmay mas’uuliyiin kale duwan Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka daganyahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay mas’uuliyiin kale duwan. Madaxweynaha Jubbaland ayaa qaabilay guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Barlamaanka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Samatar oo ay kawada hadleen xaaladda dalka iyo siyaasadda, waxaana sidoo kale […]

10th March 2025 admin
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Sacuudi Careebiya Amb, Salim Macow Xaaji ayaa iska casilay xilkii Safiirnimo, Safiirka ayaa sheegay inay si xun ay ula dhaqmaan Madaxweyne Xasan Culusoow, gabadhiisa Jihaan Culusoow iyo gabadha uu adeerka u yahay Hinda Culusoow. Kaarkii Safiirka ayaa lasiiyey gabadha Madaxweynaha, sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo kamadax banaan dhinacyadan.

10th March 2025 admin
Shirkad Belgian ah ayaa u beddeli doonta dhiigga xoolaha biyo tayo leh oo la cabbo. Diiga ayaa laga soo uruurin doono goobaha xolaha lagu gowraco. Veos, oo ah shirkad oo quudinta xoolaha iyo borotiinka ka sameyso waxyaabaha ka sooharo gowraca xolaha, ayaa ujeeddadeedu tahay in ay badbaadiso 45 milyan oo litir oo biyo ah sannadkii […]