Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th March 2025 admin
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo New York kaga qeybgalaya shir muhiim ah Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeyb galayo shir heerkiisu sarreeyo oo yabooh dhaqaale loogu sameyn doono dalalka Geeska Afrika oo Soomaaliya qeyb ka tahay. “Waxaan […]

10th March 2025 admin
M. Farmaajo oo bogaadiyey wanaaga ka socda degaan dorashadiisa uu ka soo jeedo Waxaan reer Puntland, bulsho iyo maamulba, ku bogaadinayaa sida ay ugu istaageen hirgelinta doorashada Goleyaasha Deegaanka ee dadku ay codkooda ku dooranayaan hoggaanka deegaannadooda Waxaan reer Puntland, bulsho iyo maamulba, ku bogaadinayaa sida ay ugu istaageen hirgelinta doorashada Goleyaasha Deegaanka ee dadku […]

10th March 2025 admin
Tartanka dhallinyarada Soomaalida ee Toronto iyo Ottawa oo billowday Cayaaro ay isku baranayaan dhallinyarada Soomaalida ee magaalooyinka Ottawa iyo Toronto oo ka wada tirsan gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa ka dhacay magaalada Ottawa ee caasimadda dalkaas. Qaban-qaabiyeyaasha ayaa muhiimadda ku sheegay sidii ay is dhex-gal u sameyn lahaayeen dhallinyarada Soomaalida, islamarkaana ay uga fogaan […]

10th March 2025 admin
Allah ha u naxariistee, waxaa maanta magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag ku geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland marxuum Cismaan Dalmar Xaaji Yuusuf oo mudda dhawr sano ah xanuunsanaa. Marxuumla , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU ka baxayna Samir iyo iimaan waafi […]

10th March 2025 admin
BEESHA CAALAMKA OO SI BUUXDA U TAAGEERTAY DOORASHOOYINKA QOF IYO COD EE PUNTLAND Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay shacabka Dowlad Goboleedka Puntland ee Xubinta ka ah Dowladda Federaalka ku bogaadinayaan sida ay uga go’antahay inay ka mirodhaliyaan himmiladooda iyo ballanqaadyadooda dimoqraadiyadeed. Saaxiibdu waxay qireen dadaallada, sida gaarka ah uu bixiyay Guddiga Ku-Meel-Gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC), si looga gudbo caqabadaha waaweyn ee horyaalla u diyaargarowga dhacdadan taariikhiga ah ee doorashada […]

10th March 2025 admin
Allah ha u naxariistee Adeer Abdirahman Xaaji Cali, waxuu ku dhashey Durduri, Sanaag sanadkii 1949 isagoo malcaamadii Sheekh Awqaasim oo asal ahaan kasoo jeeda Beesha Cali Saleebaan oo Reer Durduri badani ay ka aflaxeen Malcaamadiisii ku taaley Durduri.