Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

9th March 2025 admin
𝗗𝗲𝗴𝗺𝗮𝗱𝗮 𝟏𝟕-𝗮𝗮𝗱: 𝑵𝒂𝒕𝒊𝒊𝒋𝒂𝒅𝒂 𝑯𝒐𝒓𝒖𝒅𝒉𝒂𝒄𝒂 𝒂𝒉 𝒆𝒆 𝑫𝒆𝒈𝒎𝒂𝒅𝒂 Boosaaso 𝒆𝒆 𝑮𝒐𝒃𝒐𝒍𝒌𝒂 Bari

9th March 2025 admin
𝗗𝗲𝗴𝗺𝗮𝗱𝗮 𝟏2-𝗮𝗮𝗱: 𝑵𝒂𝒕𝒊𝒊𝒋𝒂𝒅𝒂 𝑯𝒐𝒓𝒖𝒅𝒉𝒂𝒄𝒂 𝒂𝒉 𝒆𝒆 𝑫𝒆𝒈𝒎𝒂𝒅𝒂 Dhahar 𝒆𝒆 𝑮𝒐𝒃𝒐𝒍𝒌𝒂 Haylaan.

9th March 2025 admin
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinkii goleyaasha deegaanka ee shalay ka dhacay Puntland. Waxaa soo jeedinaysa Faadumo Yaasiin Jaamac. https://www.voasomali.com/a/7110409.html

9th March 2025 admin
Kooxda Al-Shabaab ayaa weerartay saldhig weyn oo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ay ku leeyihiin degmada Buulomareer ee gobolka Shabeelada Hoose. Midowga Afrika iyo Dowladda Soomaaliya weli kama aysan hadlin weerarka, sida ay wax dhaceen iyo haddii ay jiraan wax khasaare ah. Laakiin kooxda al-Shabaab oo lagu yaqaan inay kordhiyaan oo ay wax ku daraan […]

9th March 2025 admin
Toos – Natiijada Hor u dhaca Doorashada Golayaasha Deegaanka Puntland https://fb.watch/kMvhfKxr2y/?mibextid=Nif5oz