Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th March 2025 admin
Hadalkii uu sodon sano ka hor Cabdiraxmaan iyo Caydiid soo jeediyeen ayaa hadda socda Beesha SNM waxa ka go’an in ay u qaybiyaan reer puntland labo, mid laga xukumo Somalidiidka iyo mid laga xukumo koonfurta, taas waxaa daliil u ah C/raxmaan Tuur , Alle ha u naxariistee sodon sano ka hor yidhi ” waxaan ku […]

7th March 2025 admin
Markab sida kudhawaad 40 kun oo neef Ari ah oo u raran ganacsato reer Puntland ah ayaa u amba baxay Wadanka Sucuudiga

7th March 2025 admin
Sidee looga falceliyay habka doorashada Soomaaliya? Waxaa sacaado kahor xarunta Madaxtooyada dowladda federaalka Soomaaliya ee Villa Soomaaliya ku soo gabagaboobay shir jaraa’id oo uu qabtay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan oo looga hadlayay hannaanka doorashooyinka dalka, ayaa waxaa madaxweynaha ku wehliyay oo garbihiisa taagnaa dhammaan madaxda maamul-goboleedyada, marka laga reebo Puntland. Madaxweynaha ayaa shirkiisa jaraa’id […]

7th March 2025 admin
Culusoow oo ammaanay Kalgii Talisnimadiisa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow oo uu wehliyay Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre iyo madaxweyneyaasha maamul goboleedyada iyo duqa magaalada Muqdishu ayaa ammaanay heshiiska ay xalay gaareen hoggaamiyayaasha siyaasadda ee dalka.

7th March 2025 admin
Safaaradda Maraykanka oo ka cabatay bahdil ay u gaysteen ciidamado Soomaaliyeed Warqad loo dusiyay warbaahinta oo si gooni ah ugu socotay wasiirka arimaha dibadda ee Soomaaliya, Abshir Cumar Huruuse, ayaa safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya waxay uga cabatay ciidamada Soomaaliyeed ee ilaalada qaaska u ah ra’iisulwasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha dawlad goboleedka Koonfur-galbeed, iyaga oo ku tilmaamay […]

7th March 2025 admin
Golaha Wadatashiga Qaran oo gaaray heshiis wax ka bedelaya nidaamka dawliga ah Shirkii maalmahanba u socday Golaha Wadatashiga Qaran ee Soomaaliya ayaa xilli dambe oo xalay ahayd la soo gebagebeeyey, iyada oo laga soo saaray bayaan ka kooban illaa 12 qodob, kaas oo ay qalinka ku duugeen, madaxda xukuumadda dhexe iyo weliba madaxweynayaasha maamulada Jubaland, […]