Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th March 2025 admin
Deni “waa in Somaliland ay qayb ka ahaataa wadahadal kasta oo looga hadlayo arrimaha Soomaalida” Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa ka hadlay wareysi dhowaan laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ay la yeelaty safiirka mareykanka ee Soomaaliya isla markaana muddo xileedkiisa uu sii dhamaanayo Deni ayaa yiri β waxa aan rabaa marka hore in aan […]

6th March 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Dekadda Boosaaso oo Dhismihii iyo Horumarintii lagu balaarinayay ay meel wanaagsan marayso, Madaxweynaha ayaa booqday qeybaha kala duwan ee dhismuhu ka socdo wuxuuna Warbixin ka dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradda Dekadaha iyo Shirkadda dhismaha Dekadda gacanta ku haysa ee DP WORLD.

6th March 2025 admin
Isu soo bax lagu taageerayay Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo ka dhacay MuqdishoΒ Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka JFS Maamulka Gobolka Banaadir iyo masβuuliyiin kale ayaa galabta ka qeyb galay dibadbax nabadeed oo ay Bulshada magaalada Muqdisho ku muujinayeen sida ay ugu faraxsan yihiin dib u doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee TΓΌrkiye Mudane Recep Tayyip […]

6th March 2025 admin
Rπ’πππ¦π¨π πͺππ¦πππ₯π π«ππ π¦π π’π’ ππ¨πππ‘ ππ π€πππ§ππ¬ π€πππ₯ ππ π ππ ππ πππ₯ππππππ BEESHA DHULBAHANTE Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan Casho Sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah Garaadada beesha Dhulbahante oo ka soo kicitamay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Garaadada kala hadlay xaaladda magaalada Laascaanood […]

6th March 2025 admin
HADALJEEDINTA MADAXWEYNAHA EE FURITAANKA KAL-FADHIGA 3AAD EE BAARLAMAANKA JFS Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Kal-fadhiga golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi maanta u daah-furay kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka J FS ayaa bogaadiyay shaqada Baarlamaanka ka qabteen kala fadhigii labaad kaasi oo ay ku ansixiyeen 11 sharci. Madaxweynaha ayaa sidoo […]

6th March 2025 admin
Siyaasiyiin go’aan kasoo saaray war murtiyeedkii golaha wadatashiga qaran