Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th March 2025  admin  

Xamza: Xukuumadda waxaa ka go’an dhaqan-gelinta heshiiska doorashooyinka Heshiiskaas ayaa waxaa qeyb ka ah; in dalka ay ka dhacaan doorashooyin qof iyo cod ah, islamarkaana la qaato hanaankka madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen, iyo qodobo kale. Xamza oo ka hadlay kulankii golaha wasiirada ee maanta ayaa heshiiska ku tilmaamay “fursad qaali u ah shacabka Soomaaliyeed in […]

6th March 2025  admin  

Imaaraadka oo ka baxay isbaheysi uu kul jiray Mareykanka Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta sheegtay inay laba bil kahor ka baxday isbaheysi Mareykanka uu hoggaamiyo oo ka shaqeeya ammaanka badda Bariga Dhexe kadib markii ay qiimeysay xiriirkeeda amni. Ciidamada Isku-dhafka ah ee Badda waa xoogag ka kooban 34 dal oo fadhiggoodu yahay saldhigga ciidamada badda […]

6th March 2025  admin  

Shirka Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Dalka oo looga hadlay iskaashiga iyo fursadaha jira Shirka Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Dalka oo galay maalintii 2-aad ayaa waxaa maanta jiro kulamo gaar gaar ah oo isku xir ah, kuwaasi oo u socda qeybaha kala duwan ee Ganacstada Soomaalida iyo kuwa Talyaaniga, oo ka wada-hadlaya iskaashiga ganacsiyadooda, maalgashiga iyo fursadaha ganacsi […]

6th March 2025  admin  

Muxuu Ruushku ka caawinayaa ciidamada Soomaaliya? Waxaa socda dedaal lagu hagaajinayo xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka halkaas oo uu toddobaadkan kasoo noqday wasiirka arrimaha dibeda ee Soomaaliya. Abshir Cumar Haruuse ayaa kulan dhowr maalin qaatay kula yeeshay Moscow wasiirka mudada dheer xilka haya ee Ruushka Sergey Lavrov, oo isaga toddobaadkan socdaal uga bilowday gobolka Geeska Afrika. […]

6th March 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay Shirka Hirgelinta Hannaanka Federaalaynta iyo Caddaaladda Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo dhiirri gelinaya  sarreynta sharciga iyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan garsoor Caddaalad ah, loo dhanyahay, lagu kalsoon yahay oo hufan ayaa furay Shirka Hirgelinta Hannaanka Federaalaynta Caddaaladda iyo Asluubta. Hannaanka caddaaladda iyo Garsoorka […]

6th March 2025  admin  

Xildhibaan Soomaali ah oo loo doortay baarlamanka Alberta, Canada Xisbiga United Conservative Party (UCP) ee Canada ayaa mar kale kuraas aqlabiyad ah ku guuleystay doorashada gobolka Alberta oo dhacday Isniintii shalay. Dhanka Soomaalida, waxey markii ugu horreysay yeesheen xildhibaan heer gobol oo ku matala baarlamanka gobolka Alberta, kaasoo guul kasoo hooyey magaalada Edmonton ee caasimadda […]