Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th March 2025  admin  

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay war-murtiyeedkii kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaran iyo heshiiska ay ka gaareen hannaanka doorashooyinka

6th March 2025  admin  

Maraykanka oo ka hadlay sababta uu u baajiyay tababarka ciidan ee Berbera Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horreysay ka hadashay sababta loo baajiyay tababar ciidan oo la qorsheeyay in lagu qabto magaalo xeebeedka Berbera ee Somaliland. Tababarka ayaa qorshuhu ahaa in uu qabsoomo horraantii sanadkan iyada oo ay halkaas ku qaadan lahaayeen tababarka ciidamada Mareykanka […]

6th March 2025  admin  

“Dagaalka Laascaanood Wuu ku Jabayaa Muuse Biixi. Sidaa waxa yidhi Faarax Macalin

6th March 2025  admin  

Wasiirka wasaarada Tamarta Macdanta iyi Biyaha Dowladda Puntland Mudane Carshe Siciid awmuuse oo ay wehelinaayeen Wasiiro ka tirsan dowladda Puntland ayaa Xariga ka jaray Xarunta wasaaradu ku yeellatay Magaalo Ganacsiga Puntland ee Boosaaso. Masuuliyiintan ayaana kormeeray qeybaha kala duwan ee ay ka kooban tahay xaruntan sidaXafiisyada. Wasiirka Tamarta Macdanta iyo Biyaha Dowladda Puntland Carshe Siciid […]

6th March 2025  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la qaatay Isimada Dhaqanka ee beesha Dhulbahante Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan Qado Sharaf ah la qaatay qaar ka mid ah Garaadada Beesha Dhulbahante. Madaxweynaha Jubbaland  ayaa ka dhageystay Garaadada Dhaqanka aragtidooda ku aaddan xal u helidda dhibaatada ka tagaan Gobolka Sool, isagoo kula dardaarmay in […]

6th March 2025  admin  

Abaal marin lagu xusuusanayo Hodan Naaleeye oo laga bixiyay iskuul ku yaalla Canada Dusgi sare oo ku yaalla dalka Canada ayaa bilaabay inuu bixiyo abaalmarin sanadle ah oo loogu magac daray change-maker award, taas oo lagu maamuusayo wax-qabadkii Allaha u naxriistee Hodan Naleeye oo ku dhimatay weerar 2019-kii lagu qaaday huteel ku yaalla magaalada Kismaayo. […]