Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th March 2025 admin
Axmed Madoobe oo caawa maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo (Akhriso Magacyada Wareegto uu caawa soo saaray madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayuu maamul cusub ugu soo magacaabay Gobolka Gedo oo maamulkiisu bannaanka ka joog. Axmed Madoobe ayaa guddoomiyaha gobolka Gedo u magacaabay Cabdullaahi Cabdi Jaamac, halka Cusmaan Nuux Xaaji (Macalimuu) u magacaabay […]

6th March 2025 admin
RW Xamxe Muxuu Guddigab uga reebay Harti Daarood? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo garowsan qiimaha iyo mudnaanta ay leedahay sanad guurada 63—aad ee Gobannimada, Midnimada iyo dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxa uu magacaabay Guddiga qaban-qaabada Xuska Sanad guurada 63-aad ee maalmaha xorriyadda oo ka kooban siddeed Wasiir iyo Guddoomiyaha […]

6th March 2025 admin
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku wargalisay Shirkadaha iyo Ganacsatada Shidaalka inay iska soo diiwaan galiyaan xarunta Wasaaradda.

6th March 2025 admin
Taliyihii ka goostay Maleesgiyaaka SNM oo BBC la hadlay Waxaa jiray warar la isla dhex marayey maalmahan, oo sheegayay in taliye katirsanaa ciidanka jamhuuriyadda iskeed madax banaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, inuu ku biiray ciidanka ka dagaalamaya gobolka Sool ee SSC. Sareeye Guuto Saleebaan Barre Geesood, oo ah abaanduule ku xigeenka ciidamada Somaliland ayaa sheegay […]

6th March 2025 admin
Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta kulan muhiim ah kula yeeshay xarunta Wasaaradda Madaxda Bangiyada gaarka loo leeyahay ee ka hawlgala dalka. Shirkaan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha horumarinta dhaqaalaha dalka iyo hannaanka Maaliyadda Soomaaliya, sidoo kale waxaa […]

6th March 2025 admin
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Norway Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa Magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaas Anniken Huitfeldt. Kulanka ayay labada Wasiir uga wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa wadashaqaynta dhinacyada xoojinta nabadda, dib […]