Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th March 2025 admin
Wasiirka Amniga XFS oo kulan la qaatay Danjire Souef Mohamed El-Amine Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Golaha Midowga Africa ahna Madaxa ATMIS, Danjire Souef Mohamed El-Amine. Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Danjire Souef Mohamed El-Amine ayaa […]

6th March 2025 admin
Ra’iisal wasaarihii hore ee Scotland oo la xidhay LONDON – Ra’iisal wasaarihii hore ee Scotland Nicola Sturgeon ayaa la xidhay, iyada oo saldhiga lagu hayey illaa toddoba saacadood, ka dib markii ay si iskeed ah u tagtay saldhiga booliska si ay uga qayb gashay waraysi ay la yeelanayeen ciidamada booliska oo ku saabsan, habka loo […]

6th March 2025 admin
Agaasimaha Guud ee Ciidamada PMPF Mudane Abdulrab Nour ayaa komeer shaqo ku gaaray saldhigga ciidamada PMPF ee degmada Qandala ee gobolka Bari. Agaasimaha oo ay ku weheliyeen Kormeerka Agaasime Ku-xigeenka ciidamada PMPF Mudane Maxamuud Silaal Cumar iyo saraakiil Sarsare oo ka tirsan ciidanka ayaa u kuurgalay shaqooyinka Amni ee ciidamadu ka hayaan dhammaan buuraha Cal-miskaad […]

6th March 2025 admin
GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO SHIR GUDDOOMIYEY KULAN AAN CAADI AHEYN EE UU YEESHAY GUDDIGA JOOGTADA GOLAHA SHACABKA BJFS Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo shir guddoomiyay kulanka 2-aad ee aan caadiga aheyn ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa looga hadlay warbixinta guddiga loo xilsaaray […]

6th March 2025 admin
Madaxweyne Xasan Culusoo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya shir Madaxeedka IGAD oo gaaray Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb gelaya Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalkaas. Meertada 14-aad ee IGAD oo sannadkan diirradda lagu saari doono arrimo […]

6th March 2025 admin
Guddiga takulaynta SSC ayaa Deeq rashin ah kala wareegay Gabdhaha Degmada Badhan