Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th March 2025 admin
Mohamad Hassan Dhalo iyo Safarkii Sanaagta Weyn | waa hormadii 1aad taxane dhawr ah oo todobaadyadan soo bixi doona

4th March 2025 admin
Maamulka Hargaysa ayaa been iyo wax aan jirin ku maamula shacabka deeganadaas, maanta waxeey sheegeen in Baarlamaanka Ingiriisa looga doodayo aqoonsigii ay waqtiga dheer ay raadinayeen. Hadaba, Sir Garvin oo ka tirsan baarlamaanka Boqortooyada Midawday ayaa waxa uu doonayaa in uu hor geeyo baarlamaanka Ingiriiska sharci soo jeedineed oo ujeedkiisa uu yahay sidii looga doodi […]

4th March 2025 admin
In isbeddel lagu sameeyo agagaarka magaalada si loogu daneeyo dadka baaskiilka wata iyo kuwa lugeynaya ma ahan wax ahmiyad leh iyadoo adeegyada kale ay ka maqan yihiin magaalada”, sidaa waxaa yiri guddoomiyaha bulshada Soomaalida ee xaafadda Barton Hill oo ka tirsan magaalada Bristol ee dalka UK. Dowladda hoose ee magaalada Bristol ayaa doonaysa in xaafaddan […]

4th March 2025 admin
Dad isku qoys ahaa oo ku dhintay weerar hoobiye oo ka dhacay Muqdish Saddex qof oo isku qoys ah ayaa ku dhimatay, saddex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii hoobiye uu kusoo dhacay guri ku yaalla degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, Talaadadii. Dadka ku dhintay iyo kuwa dhaawacmay weerarkan ayaa isku qoys ah, sida ay […]

4th March 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta dhacdooyinka todobaadka, Ansixinta Lix Xeer oo isugu jira kuwo wax ka bedel lagu sameeyay iyo Kuwa cusub. Xeerarka uu Goluhu ansixiyey waxaa ay kala yihiin: – 1. Xeerka Maamulka Maaliyadda 2. Xeerka Maamulka […]

4th March 2025 admin
Sacuudi Carabiya ayaa u yeertay safiirka Sweden u fadhiya dalkaas, si ay u cambaareyso falkii lagu gubay Kitaabka Qu’raanka, oo Arbacadii ka dhacay dibedda Masjid ku yaalla magaalada Stockholm, waxaa sidaas maanta werisay warbaahinta dowladda. Boqortooyada, oo hoy u ah labada goobood ee ugu barakeysan Islaamka ee Makka iyo Medina, ayaa horey Arbacadii u cambaareysay […]