Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Magaalada dahabka laga qoto ee Milxo oo ka tirsan degmada Laasqoray ayaa saaka waaberigii gubatey, kadib markii dab ka kacay mehrad ganacsi uu wax yeelo u gaystay inta badan guryihii magaalada oo isugu jira ganacsi, deegaan iyo hanti kala duwan. Dhawr qof oo ka mid ah dadka degaanka Milxo ayaa dhawac kasoo gaaray dabkaas iyadoo […]

18th May 2025 admin
Waa Kumaa Cabdi Madoobe, Sargaalka SSC ee Soomaaliland Ku Sheegtay argagixisada? Markii uu bilowday dagaalka Laascaanood bilowgii sanadkaan 2023 ka, magacyo badan ayaa soo shaac baxay, kuwaas oo hadal hayn ka dhaliyay baraha Bulshada Soomaalida. Cabdi Madoobe waa mid kamid ah. War ka soo baxay Somaliland bishii Febraayo ee sanadkaan, ayaa markii ugu horaysay Somaliland […]

18th May 2025 admin
Wafdi ka socda dawladda federaalka ayaa soo gaaray magaalada Laascaanood si ay ugu kuur gallaan xaalladda ka jirta halkaas. Magaalada ayaa burubur uu ka soo gaaray dagaalkii ka socday Laascaanood, balse waxaa muuqata in magaalada ay haatan ku soo noqoneeyso sidii caadiga ahayd. Wafdiga ayaa sheegay in wixii warbixin ah oo ay kala soo kulmaan […]

18th May 2025 admin
Deeggaanka Milxo oo hoos tagata degmada Laasqoray ayaa maanta waxaa qabsaday dab kaas oo burburiyey inta badan guryihii halkaas ka dhisnaa. Ma jiro wax qasaaro nafeed ah, balse waxaa ku buruburay hantidii ay lahaayeen dadka deggenaa halkaas.

18th May 2025 admin
17kii sano ee Laascaanood xooga ku haysteen beesha Isaaq ayeey wax badan ilaaween. Hadda ayeey soo xasuusteen

18th May 2025 admin
Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi, waayo-joog waxbadan og kana sheekaynaya taariikhda dheer ee Waqooyiga Soomaaliya, waa halkee xadka beelaha Harti iyo Isaaq ee Waqooyiga Soomaaliya? waxbadan ka ogoow waxyaabihii ka dhacay mandaqada Sool 1890 ilaa 2023 | Qaybta Koowaad ee waraysi taxane ah.