Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th February 2025  admin  

RA’IISUL WASAARE XAMSA OO MADAXWEYNAHA KENYA RUTO KALA HADLAY FUDUDEYNTA DAL-KU GALKA KENYA IYO CIRIBTIRKA KHAWAARIIJTA Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Dar es Salaam kulan gaar ah kula qaatay Madaxweynaha Kenya William Ruto, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhinacyada amniga, ganacsiga iyo isu […]

24th February 2025  admin  

Dhinacyadii isku maandhaafsanaa siyaasadda gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegay inay khilaafkii dhexdooda yaallay ay heshiis ka gaadheen. Arrintan ayaa timid xilli uu madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubaland Maxamuud Sayid Aadan maalmihii lasoo dhaafay arintan uu u joogay degmada Doolow.

24th February 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay munaasabad Dawladda Ruushku lacag dhan $640 Million kaga dhaaftay Dawladda Soomaaliyeed. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda Dalka Ruushka Mudane Timur Igorevich Maksimov la saxiixday heshiis ay Dawladda Ruushku kaga dhaaftay lacag dhan $ […]

24th February 2025  admin  

Isku shaandhayn lagu sameeyey golaha wasiirada Cadada, oo Todoba wasiir oo ka mid ah golaha Wasiirada lagu cunay ayaa Wasiir Axmed Xuseen oo asalkiisu ka soo jeeda Somaliya waxa loo bedelay wasiirka Horoumarinta Caalamka. minister of international development

24th February 2025  admin  

Wasiirka dhallinyarada ayaa la weydiiyey shirkii dhalinyarada ee lacagta badan ay ku baxday inaysan ka soo bixin wax natiijo ah oo anfacaya mustaqbalka dhalinyarada

24th February 2025  admin  

Baarlamanka Puntland oo ansixiyey wax ka beddelka dastuurka Golaha Wakiilada Maamul Goboleedka Puntland ayaa meel-mariyey isbeddel lagu sameeyo dastuurka maamulkaas, sida lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay golaha. “Xildhibaanada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa waxay cod aqlabiyad leh ku meelmariyeen ansixinta wax-ka-bedelka dastuurka Dawladda Puntland,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed uu soo saaray baarlamanka. Kulanka ayaa waxaa […]