Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
Hadaljeedinta Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ka qeybgalay munaasabadda uu xilka Kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo ka dhacday xarunta Taliska Ciidanka Darawiishta ee xerada 54-aad.

15th May 2025 admin
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991 (Hal Bilyan iyo shan iyo laabatan Malyan.) Miisaaniyadda dowladda ayaa sanadkan gaartay in ka badan hal Bilyan oo Dollar, taas oo ku timid dakhliga […]

15th May 2025 admin
Raiisel wasaarihii hore ee Ingiriiska Boris Johnson oo siyaasadda ku fashilmay ayaa weriye ahaan loo shaqaalaysiiyey Waxa shaqaaleysiiyay talefishin lagu magacaabo GB News. Johnson wuxuu telefishankan u noqon doonaa soo-jeediye, soo saare iyo falanqeeye. Waxaa la sheegay inuu “door muhiim ah ka ciyaari doono” warbixinta doorashooyinka Mareykanka iyo Ingiriiska ee sanadka soo socda. Genie News […]

15th May 2025 admin
Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

15th May 2025 admin
“Warqadda Guddoomiyuhu soo saaray waxba la igama weydiin go’aankeygana waan ku adkeystay,Markaan meesha doorashada tagay ayaa la igu yiri Soomaaliya way ka tanaasushay ee naga raalli ahaaw”Xil.Marwa Cabdi Bashiir oo u tartamaysay Madaxweynaha Baarlamaanka adduunka.

15th May 2025 admin
Anagoo ku Hadlayna Afka Beesha Kuumade Haddii aad Dagaal Dambe soo qaadaan waan soo galaynaa – Ugaas Abdirahman Ugaas Khaliif Iyo Sh Abdirahman Cumar Cawl.