Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th May 2025 admin
Sida ay daadadka u biyo-dhigeen magaalada Baydhabo Daadad ka dhashay roob Mahiigaan ah oo saacado badan ka da’ayey Magaalada Baydhabo ayaa sababay in Biyaha galaan xaafadaha qaar ee magaaladaas.

15th May 2025 admin
Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo qaabilay Safiirka Norway ee Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Norway ee Soomaaliya Mudane Carsten Carlesen, kaas oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka wadashaqeyneyd ee labada dhinac, iskaashi wax ku ool ah oo dhexmara iyo qodobo […]

15th May 2025 admin
Suldaan siciid Suldaan Cabdisalaan iyo sida Carmale loogu soo dhoweyey Suldaanka beelaha Soomaliyeed Suldaan Siciid Cabdisalaam, oo la filayo inuu dhowaan ISimada Puntland kula kulmo magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa kormer ku tegay magaalada Carmale.

15th May 2025 admin
Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in ay u sharraxan tahay kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee Afrika.Qaaraddu hadda waxa ay leedahay saddex kursi oo aan joogto ahayn oo ay kala haystaan ​​Mozambique, Algeria iyo Sierra Leone – waxa ayna doonaysaa in ay hesho kursi joogta ah kuna biirto; Mareykanka, […]

15th May 2025 admin
Wasaaradda Maaliyadda DPL ayaa maanta Golaha Wakiillada u soo gudbisay miisaaniyadda sanadeedka 2024, taas oo dhan ($387,550,700), iyadoo sannadkan ay korodhay 3%.

15th May 2025 admin
Wasiir Israa’iili ah oo soo jeediyay in nukliyeer lagu garaaco Qasa oo tallaabo laga qaaday Wasiir cusub oo dowladda Israa’iil ka tirsan ayaa laga joojiyay dhammaanba kulamada dowladda ilaa amar dambe, kadib markii uu soo jeediyay in nukliyeer lagu garaaco Qasa “ay ka mid ahayd waxyaabaha suurtogalka ah”. Amihai Eliyahu, oo ah wasiirka dhaqanka ee […]