Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025 admin
Turkigu ma ogola nidaamka Fadaraalka ah ee ay ku dhisan tahay Dowladnimada Somaliya. RARE VOICE within Somali parliament today. Xildhibaan Koshin raised serious questions of Turkey's role in Somalia. pic.twitter.com/VRfKYKQHGw — Juxa Farah (@FarahJuxa) March 8, 2025

30th April 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa caawa wakhti kula qaatay bulshada goobaha Kullan & Caways iyo Mashaa’allaah oo ka mid ah xarumaha bulshadu ku caweyso.

30th April 2025 admin
Deni oo ka hadlay wajiga saddexaad ee dagaalka Daacish Madaxwaynaha Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa maanta odayaasha gobolka Bari kala hadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha amniga iyo abaabulka wajiga sadexaad ee dagaalaka ay Puntland kula jirto Daacish isagaa oo balan qaaday in aan wax denbi ah loo haysan dadkii uu horay cafiska ugu […]

30th April 2025 admin
Muxuu yahay Fayruska laga qaado jiirka ee loo dhinto? Betsy Arakawa waa xaaska aktarka caanka ah ee Gene Hackman, waxay u geeriyootay xanuun dhinaca neefmareenka ah kaas oo lala xiriirinayo fayruska loo yaqaan hantafayrus. Fayruskan waa mid naadir ah oo laga qaado xaywaanada sida jiirka sidaasina waxaa sheegay mas’uuliyiinta baareysay. Khubarada caafimaadka waxay ka digeen […]

30th April 2025 admin
“Xisaabtiina isku celceshada ama suuq bacaad ka gata,laakiin anaga umadayada inaad hafartaan,waxaan idiin suurto galayn weeyey”Wasiirka Gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Puntland Ubax Cabdirashiid Maxamed.

30th April 2025 admin
Maxaa la gudboon Carabta kaddib diidmada Trump ee qorshahooda Gaza? Waxaa soo baxaya su’aalo ku saabsan jidka u furan dalalka Carabta kaddib markii Israel iyo Mareykanka ay diideen natiijada shirka Carabta ee lagu raadinayay qorshe ka duwan kan Trump ee Gaza. Intii Qaahira uu ka socday shirka Carabta ee aan cadiga aheyn afartii bishan Maarso, […]