Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th November 2024  admin  

Nin 38 sano maraykanka ugu xirnaa dambi uusan gaysan oo ugu dambayntii xabsiga ku geeriyooday Ma lihi wax dambi ah”. Krishna Maharaj oo Ingiriis ah ayaa hadalkaas u sheegay maxkamadda, warbaahinta iyo qareenadiisa. Wuxuu u xirnaa 38 sano dambi uusan galin. Muddadaas oo dhan waxa uu ku jiray xabsiga gobolka Florida ee dalka Maraykanka, ka […]

24th November 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa dhowr jeer ku celceliyey in dowladdiisu xoogga saarayso isku filnaanshaha cunnada ee gudaha dalka lana xoojinayo wax soo saarka beeralayda dalka sida horraan uu ka sheegay baarlamaanka dalkiisa. Itoobiya ayaa ka mid ah dalalka Bariga Afrika ku yaalla ee leh dhul beereed baaxad leh. Deegaannada ismaamullada Itoobiya ee hadda […]

24th November 2024  admin  

Maalmihii ugu danbeeyey magaalaada Ceerigaabo,ee gobolka Sanaag waxa la socday dilal ku salaysan aano qabiil oo siyaayiinta qaarkood ay hadda u arkaan fursado siyaasadeed oo ay kaga faaiidaysan karaan sheegashada Ceerigaabo in beel ahaan gaar u leeyihiin. si fikraddas guracana ugu hirgasho waa inay hurinaya colaad iyaga oo ka dhigsya mid u dhaxaysa Beelo. Allah […]

24th November 2024  admin  

Puntland oo qabatay Xubno loo malaynayo inay Daacish/Al-Shabaab yihiin iyo hub aan hore loo aqoon Maamul goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen xubno ay ku tilmaameen inay ka tirsan yihiin Al Shabaab ama Daacish, iyo hub Soomaaliya ku cusub oo la sheegay inay wadeen. Xubnaha la sheegay ayaa ah ilaa todoba […]

24th November 2024  admin  

Sannad ka dib waa sidee Goojacadde iyo xaaladda Laascaanood Ml Muddo sanad ah ayaa kasoo wareegtay markii ciidamada Khatumo ay la wareegeen saldhiggii Milateri ee Goojacadde ee ay fadhiyeen Ciidamada Somaliland, maalintaas oo ku beegneyd 25 August 2023 . Haddaba waxa aynu qoramadeena ku eegi doonnaa Sanad kadib maxaa iska bedelay Goojacadde iyo guud ahaan […]

24th November 2024  admin  

Waxa ka ogoow safarka barashada af Soomaaliga ee raggaan carbeed Soomaaliya oo ah dal ka soo kababaya ayaa ka mida dalalka haddana marti galiyey qaxooti badan oo dalalkoodu xilligan ay colaaddo ka taagan yihiin kuwaas oo naf biday inay magaalooyinka Soomaaliya ka helaan nolol dhaanta tii dalalkooda oo dagaalo ka soo cayriyeen kuwa kalana waxay […]