Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st January 2025  admin  

Tacsida Siilaanyo, hanbalyeeynta Ciro iyo cunaqataynta Jubbaland iyo puntland ayaa dawladdii Xasan Culusoow ku soo koobnaatay What an embarrassing moment! 😅 pic.twitter.com/2aRwTgHxZX — Elham Ishmael ✍︎ (@EIshmael_) November 23, 2024 What an embarrassing moment! 😅 pic.twitter.com/2aRwTgHxZX — Elham Ishmael ✍︎ (@EIshmael_) November 23, 2024 Kulan duco ah ayaa maanta loogu sameeyey caasimada Soomaaliya Muqdisho, kaasoo […]

1st January 2025  admin  

Bahda ALLSANAAG waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoysaskii IYO QARAABADII uu ka geeriyooday  Allah ha u naxariistee Botaan Abshir Muuse y Waxaanu Marxuumka Allah uga baryayanaa inuu Janaddii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Qaraabadii iyo ehelkii uu ka baxayna samir iyo iimaan uu ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin. T

1st January 2025  admin  

Sheekh Cabdi Maxamed: Wax ka ogow nolosha macallin-dugsigii saddexda jeer noqday guddoomiyaha baarlamaanka Jubaland Barlamaanka saddexaad ee maamul-goboleedka Jubaland ayaa shalay doortay guddoonka golahaasi, iyadoo markii saddexaad uu barlamaanka guddoomiye u doortay isla ninkii labadii kal ee hore hoggaaminayay. Xildhibaannada baarlamaanka ayaa ka kooban 75 xubnood oo lagu soo doorto habka xulista beelaha, kuwaas oo […]

1st January 2025  admin  

Bandhig ka dhacay Sacuudiga oo muran dhaliyay kadib markii dadka qaar u arkeen in “Kacbada” loogu gefey Bandhig dhar xirashada lagu xayeysiiyo oo ka dhacay dalka Sacuudiga ayaa noqday mid muran badan dhaliyay kadib markii qaar ka mid ah dadka mayalka adag ay sheegeen in shaashadaha goobta bandhigga lagu xiray loo ekaysiiyay Kacbada. Shaashadan ayaa […]

1st January 2025  admin  

Maxaa dhacaya haddii Soomaali wada jirta la waayo.

1st January 2025  admin  

Geerida ‘quruxloowgii Jordan’ ee is qabsatay baraha bulshada iyo sida uu ugu dhintay xanuun halis ah Qaar ka mid ah dadka caanka ah baraha bulshada ayaa aad uga falceliyay warka ku saabsan geerida Ayman Al-Cali oo loo yaqaanay “Mr. Jordan” kaas oo geeriyooday maanta oo Isniin kadib halgan dheer o la galay xanuunka Kansarka oo […]