Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
29th December 2024 admin
Rw Xamze oo la soo kalifay , ka dib markii Inqilaabkii HAG uu fashilmay oo ciidamada Jubbaland dideen inay ka qayb qaataan Waxaan ugu baaqayaa dadka reer Jubbaland inay tashadaan. Ciidamada amniga waxaan ugu baaqayaa inay ka fogaadaan siyaasadda. Walaalkay waxaan ugu baaqayaa in uusan ciidamada marna u adeegsan arrimaha siyaasadda. Waana dambi la isaga […]
29th December 2024 admin
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland (GMXD) oo gudanaya waajibaadkiisa dastuuriga ah ee qabashada doorashooyinka Dowladda Jubaland See more
29th December 2024 admin
lacagtii kooxda Maakhir lagu soo siiyey inay fawdo ka abuurazn Sanaag iyo Puntland ayaa mid la mid ah )oo diray Jubbannad, hase ahaatee Saraakiishii degaankaa waa diideen inay degaankooda shilimo yar ku gubaabn
29th December 2024 admin
Qoyska hogaamiyihii muslimka Maraykanka, Malcom X ayaa dacwad la tiigsaday sirdoonka Maraykanka ee FBI iyo CIA Qoyska hoggaamiyihii Muslimka ahaa ee u dhaqdhaaqji jiray xaquuqda madowga Maraykanka Malcom X, ayaa dacwad ku soo oogay haya’ddaha FBI-da, CIA-da iyo waaxda booliiska New York (NYPD) inay qayb ku lahaayeen dilkiisa iyagoo dalbaday lacag magdhow ah oo dhan […]
29th December 2024 admin
Baĥda Allsanaag, waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhammaan Qoyska reer Macalin Cabdulaah Xasan Saalax i Tuke, geerida naxdinta leh ee ku timid hooyo Faadumo Cabdi Samatar oo ku geeriyootay magaalada Toronto dalka Canada Waxaan Allah uga baryeeynaa hooyo Faadumo inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo, qoyskii iyo eheladii ay […]
29th December 2024 admin
Madhibaan waa mudanka ciideed Waacdaadkii micnihiyo maqaamka lahaa Madhibaan waa madaxda soomaal Madhibaan waa mudanka ciideed Wadaadkii micnihiyo maqaamka lahaa 💙🫡 pic.twitter.com/ie7y4ySFtl — Gen. JD (@Raganimo5) November 15, 2024