Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st May 2025 admin
Bilan Osman: Waa tuma gabadha Soomaaliyeed ee hadalhay Bilan Cusmaan oo ku nool dalka Sweden ayaa maalmihii lasoo dhaafay hadalhayn ka dhalisay guud ahaan baraha bulshada gaar ahaanna dalkaas, ka dib hadal uu sheegay nin isaguna dalkaas kasoo jeeda. Gabadhan oo wariye ah, asalkeeduna Soomaali yahay, ayaa ka ol’oleysa arrimaha islaam nacaybka iyo kooxaha midigta […]

21st May 2025 admin
انا لله وانا اليه راجعون Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Puntland Siciid Jaamac Qorsheel,wasiirku xigeenka, wasiiru dawlaha Agaasimaha guud dhamaan Agaasimayasha waaxyaha iyo shaqaalaha guud wasaaradda waxay tacsi u dirayaan Dr Nadiira C/lahi Aadan oo ahayd dhakhtaradii Qalliinka ee Hospital guud ee Badhan geerida kediska ah ee xalay ku timi waxayna ilaahay uga baryayaan in uu janadii […]

21st May 2025 admin
Waa geeri aad iyo aad u naxdin badan, Illahay SWT Janatul Fardowsa alaclaa ha ku casuumo, Illahay su’aasha ha ku sugo kitaabkeedana midigta ha ka siiyo. Waa geeri aad u xanuun badan oo dadka reer Sanaag ah oo dhan wada taabanaysa DR. Nadiira waxay ahayd qof dalka wax ku baratay, sharaf iyo qiimo badan leh […]

21st May 2025 admin
Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan shacabka gobolka Sanaag iyo qaraabaddii ay ka geeriyootay Dhakhtaraddii Cisbitaalka Badhan Allah ha u naxariistee Drs Nadiira Cabdullaahi Adam Guray , Oo ahayd dhakhtaradii logu jeclaa dhanka Midwifery, qaliinka iyo kala bad baadinta hooyada iyo ubadka mudo badana kaga hawl geli jirtay dhakhtarka guud ee […]

21st May 2025 admin
Wasiirka wasaaradda caafimaadka dawladda Puntland Mudane Siciid Jaamac Qorsheel ayaa maanta kormeer ku tagay cisbitaalka weyn ee magaada Garowe

21st May 2025 admin
Waa kuma Siyaasigan Oromada ah ee la dilay, meydkiisana la helay Sarkaalka siyaasadda u qaabilsan jabhadda Oromada ee OLF, Bete Urgessa ayey wararku sheegayaan in la dilay, ka dibna meydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaalla deegaanka Meki. Saaxib ninkaas aad ugu dhawaa oo codsasday in aan magaciisa la sheegin sababo amni dartood ayaa sheegay […]