Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th May 2025 admin
Suurogal ma tahay in go’aanadii ka soo baxay shirkii wadatashiga qaran hirgalaan iyadoo Puntland ay qaadacday? Maamulka Puntland ayaa si wayn uga soo horjeestay go’aanadii xalay ka soo baxay shirkii wadatashiga qaran ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay. Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdulahi Deni oo maanta khudbad jeedinayay ayaa sheegay in Puntland aysan qeyb ka […]

20th May 2025 admin
War-murtiyeed laga soo saaray kooxdii mdaxweyne Culusoow isku duba ritay Waxaa goor dhow war-murtiyeed laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka ah kuwa maamul goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir. Shirka ayaa looga hadlay qodoboo ay ka mid yihiin siyaasadda amniga, la-dagaallanka Al-Shabaab, […]

20th May 2025 admin
Waa kuma taliyihii uu awoowaha u ahaa Sayid Maxamed Cabdullae Xasan ee geeriyooday? Allaha u naxariistee waxaa dhowaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Janaraal Muxuyadiin Sheekh Cabdixakiin Sayid Maxamed oo in badan kasoo shaqeeyay dalka gaar ahaan dhinaca ciidanka. Janaraal Muxuyadiin ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku xanuunsanayay Nairobi, walow dadka qaar ee u […]

20th May 2025 admin
Waxaa la soo gebagabeeyay shirkii dawladda iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho. Hase ahaatee, shirka ayaa u muuqda inaan heshiis dhab ah laga gaarin qodobadii aadka muhiimka u ahaa sida doorashooyinka maamul goboleedyada ee dhici doona cidda maamulaysa, in waqtig dheeri ah loogu darayo madaxweeynayaasha maamul goboleedyada ee waqtigoodu uu ka dhici rabbo iyo […]

20th May 2025 admin
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ka soo saartay racfaan uu u qaatay Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo horey Maxkamadda Darajada Koowaad ugu xukuntay dil toogasho ah kaddib markii ay ku heshay in uu gubay xaaskiisa Luul Cabdicasiis, dhaawicii garayna ay u dhimatay. Maxkamadda Racfaanka ayaa qabatay afar fadhi oo lagu dhageysanayay racfaan dalbashada Sayid-Cali […]

20th May 2025 admin
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa beddelay wasiirkii gaashaandhigga Sergei Shoigu oo ay muddo dheer saaxiib ahaayeen, sida ay Kremlin ku dhawaaqday. 68-jirkan ayaa xilkan hayay tan iyo sannadkii 2012-kii, waxaana loo magacaabayaa xoghayaha golaha ammaanka ee Ruushka oo ah gole awood badan. Waraaqo ay daabaceen aqalka sare ee baarlamaanka Ruushka ayaa lagu sheegay in Mr […]