Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
19th January 2025 admin
Golaha Dhaqanka beesh Dhubahante ayaa sheegay in aysan soo qorayn xildhibaanada cusub ee baarlamanka Puntland.
19th January 2025 admin
Haweeney labo ilmo galeen leh oo laba maalmood labo ilmood kala dhashay Waa qiso naadir ah laakin ah dhacdo mararka qaar adduunka ka dhacda. Haweenaydan Maraykanka ah ayaa leh abuuridan naadirka ah, waxayna leedahay labo ilmo galeen, labo maalmood oo kala duwanna waxay dhashay labo ilmo oo mataano ah. Waa dhacdo naadir ah oo laga […]
19th January 2025 admin
Waa kuma wiilka Soomaaliga ah ee markii ugu horeysay garsoore ka noqonaya koobka Qaramada Afrika ee 2024 Waxay ahayd wax u u jeclaa inuu noqdo markii uu yaraa – garsoore kubadda cagta – isagoo ciyaaraha xaafadaha deegaankiisa uu qaban jiray garsoor kooxaha ku ciyaarayey, xilliyada gaarka ee bisha ramadaanna uu qaban jiray garsoore. Cumar Cabdulqaadir […]
19th January 2025 admin
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, oo maanta ka hadlayay khudbadii Jimcaha ee Masjidka Madaxtooyada, ayaa ku dheeraaday arrimaha wax ka bedelka iyo dhaqan gelinta dastuurka Soomaaliya.
19th January 2025 admin
Waa kuma amiirka cusub ee dalka Kuwait oo Soomaaliya xiriir dhow la leh? Sheekh Meshal Al-Axmad Al-Sabaax ayaa loo dhaariyay inuu noqdo amiirka cusub ee boqortooyada Kuwait, kadib kalfadhi gaar ah oo golaha qaranka ee dalkaasi ay yeesheen, Amiirka cusub ayaa waxa uu ballan qaaday inuu yahay “muwaadin daacad u ah dadkiisa iyo dalkiisa.” Amiirka […]
19th January 2025 admin
Maxaa ka jira in Hungary iyo Turkey ay u heshiiyeen Sweden? Ma jiro heshiis ka dhaxeeya Hungary iyo Turkey oo ku aadan ansixinta codsiga Sweden ee xubinnimada NATO, waxaa sidaas maanta sheegay ra’iisul wasaaraha Hungary Viktor Orbán. Orbán ayaa sheegay inay u taallo baarlamanka Hungary inay go’aansadaan xilliga ay doonayaan inay arrintan u codeeyaan. Waxa […]