Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th January 2025  admin  

Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa xasuusiyay in 80 maalmood ay ka soo wareegatay markii ay bilowdeen weerarada Israa’iil ee Qasa, wuxuuna yiri “Dhammaan qiyamka bini’aadminimada waxaa lagu toogtay indhahayaga hortooda muddo 80 maalmood ah.” Edogan oo ka hadlayey sannad-guurada 100-aad ee TÜBİTAK iyo TÜBA ee Abaalmarinta seyniska, ayaa yidhi, “Waxaan daawannay dhacdadii garoomada Naasiga Israa’iil […]

19th January 2025  admin  

Sida wiilkan Soomaaliga ah ugu guuleystay abaalmarinta qaaliga ah ee horay loo siiyay Angela Merkel Qaxooti hore oo Soomaali ah buugaag iyo waxbarasho u keeno dadka ay isku dalka yihiin ee ku dhibaataysan xeryaha ballaaran ee Kenya ayaa ku guuleystay abaalmarinta Nansen ee hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga. Xerada qaxootiga ciriiriga badan ee Dhadhaab […]

19th January 2025  admin  

Wejiga labaad ee barnaamij ay shacabka Mareykanka ku keeni karaan qaxootiga oo billowday Haddaba sida uu u shaqeynayo wajigan labaad ee barnaamijka ayey Caasha Ibraahim Aadan ka wareystay Aaden Bataar oo ka mid ah madaxda hay’adda dib u dejinta qaxootiga ee Catholic community Services ee Utah. Dowladda Mareykanka ayaa furtay wajiga labaad ee barnaamijka loo […]

19th January 2025  admin  

In badan ayaa beesha Daarood ay ku adkaatay sidii ay ka yeeli lhaayeen ama ugu jawaabi lahaayeen dhaqamo ku cusub Soomaalida, oo a Odayaal sheeganayan inay Beelo nabadoono u yihiin ay si liidata oo cuqdadaysan Warbaahinta fariimo aan munaasib ahayn u soo marinayeen beesha Daarood. Sidoo kale Ururada ay ka mid yihiin Irir samaale, Heritage […]

19th January 2025  admin  

Itoobiya oo ku dhowaaqday inay iska bixin waysay daynta Dowladda Ethiopiya ayaa ku dhawaaqday maanta in ay awoodi wayday inay iska bixiso daynta lagu leeyahay, iyadoo noqonaysa dalkii saddexaad ee Afrika ee daynta iska bixin waaya.

19th January 2025  admin  

Maxaa lagu saleeyey go’aankii 17-ka xildhibaan lagala noqday baarlamaanka Puntland? Daawo Waraysi qaas ah oo Madaxweynaha SSC-KHAATUMO uu amuurtaasi uga faaloonayo.