Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
18th January 2025 admin
Midowga Afrika oo war-saxaafadeed kasoo saaray xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya ADDIS-ABABA — Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeeshay xiisadda ka dhex taagan dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya. Golaha ayaa soo saaray war-saxafaadeed kadib kulankaasi, waxayna ku sheegeen inay tixgeliyeen xaaladda u dhaxaysa labada waddan, iyagoo warbixino ka dhagaystay safiirka Soomaaliya u […]
18th January 2025 admin
Faahfaahin dheeraad ah oo kasoo baxaysa diyaaradda Itoobiya ee ay dowladda Soomaaliya hawadeeda ka celisay Dowladda federaalka ee Soomaaliya aya hawada dalkeeda maanta ka celisay diyaarad ay lahayd shirkadda diyaaradaha ee Itoobiya ee Ethiopian Airlines. Sida lagu xusay bayaan ka soo baxay hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya baxay diyaaradan oo ay lahayd shirkadda Ethiopian Airlines, nuuceedana […]
18th January 2025 admin
Cumar Cabdiqaadir Cartan ayaa caawa garsoore ka ahaa ciyaartii dhex martayi dalalka Namibia iyo ay Tunisia oo ku wada ciyaaray garoonka lAmadou Gon Coulibaly Stadium.Wxayna guushu raacday Nanibia Cumar waxa uu noqonayaa Soomaaligii ugu horreeyay ee garsoora ciyaar caalami ah.\ Namibia, ranked 115th in the world, who have never won a single game at AFCON […]
18th January 2025 admin
Soomaaliya oo taageero ka raadineysa shirka ururka NAM Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaa toddobaadkan ka furmaya shir madaxeedka Ururka aan dhanna raacsaneyn, iyadoo wufuud ka kala socota Soomaaliya iyo shacabka Falastiin ay u ololeynayaan sidii ay taageero uga heli lahaayeen ururkan. Falastiiniyiintu ayaa ugu baaqaya xubnaha ururkan inay raadiyaan hab lagu soo afjaro […]
18th January 2025 admin
Maxay dowladda Soomaaliya u ballan qaadday odayaasha kasoo jeeda gobolka Awdal? Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan looga hadlayay heshiiskii is-fagaradka ahaa ee dhex maray Somaliland iyo Itoobiya, wuxuuna u dhaxeeyay wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi iyo qaar ka mid ah wax garadka kasoo jeeda gobolka Awdal […]
18th January 2025 admin
Anagu wali maanan gaarin inaan xiriirka goyno,Safiirka Ethiopia iskiis ayuu dalkeena uga baxay hadduu doonana berriba wuu soo noqonkaraa”Kusimaha wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ahna wasiir dowlaha Wasaaradda Cali Balcad oo su’aalo xasaasi ah laga weydiiyey xiriirka labada dal.