Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th April 2025  admin  

π—πŽπŽπ‰πˆππ“π€ 𝐃𝐀𝐃𝐀𝐀𝐋𝐀𝐃𝐀 𝐍𝐀𝐁𝐀𝐃𝐄𝐄𝐃 – πƒπˆπ‘πˆπ‘π“π€ πƒπŽπŽπ—π€πƒπ€ 𝐃𝐔𝐑𝐄𝐄𝐑𝐀.

11th April 2025  admin  

“Qoriga hala dhigo, Islaamnimadii ha lagu soo noqdo”Suldaan Siciid

11th April 2025  admin  

Boosaaso : 13 March 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ayaa caawa kulan la qaatay dhallinyarada Gobolka Bari, Dhallinyarada ayaa Madaxweynaha iyo Dowladdaba u muujiyey siday u garab taaganyihiin Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland (Hillaac).

11th April 2025  admin  

Daawo Xildhibaan Cali Mahadi ayaa Golaha Shacabka ka akhriyay Warbixin ku saabsan dagaalka Daacish ee Puntalnd

11th April 2025  admin  

Dhabta kharaari waa in intii dagaalka ka dhanka ah Daacish socday, meeshii tageero laga dhawraayey Madaxweyne Xasan Sheekh, waxa uu ku abaal mariyey masuuliin ka soo Puntland oo isagu magacaabay, saaxiibna la ah, oo meleyshiyaad beeleed urursaday in uu Biometric ga ciidanka Dhabta kharaari waa in intii dagaalka ka dhanka ah Daacish socday, meeshii tageero […]

11th April 2025  admin  

Guddiga Taakuleynta iyo DaryeelkaΒ oo gaaray Itoobiya