Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
17th May 2025 admin
Hadal Jeedinta: Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan uu kajeediyay kulanka isimada Gobolka Sool iyo Bulshada magaalada Badhan.
17th May 2025 admin
Wasaarada Caafimaadka Dawladda Puntland Saciid Jaamac Qorsheel ayaa hoyga uu ka daganyahay Gaalkacyo ku qaabilay waxgaradka Galmudug, wasiirka oo ka mid ahaa wafdigii Madaxweynaha ee gaaray Gaalkacyo. Wasiirka ayaa waxgaradka ,aqoonyahanka iyo dhalinyarada Galmudug kala hadlay Nabadeynta beelaha Walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay kal hore galbeedka iyo bariga gobolka Mudug. Wasiirka iyo waxgaradka […]

17th May 2025 admin
2024Qaar ka mid ah dadkii abaabulay rabshadihii ka dhacay Britain oo la xukumay Maxkamad ku taalla dalka Britain ayaa xabsi ku xukuntay saddex nin oo lagu eedeeyay qulubkii rabshadaha watay intii ay socdeen abaabullaadi ka dhanka ahaa dadka soogalootiga ah ee ka dhacay waqooyiga England todobaadkii hore. Raggan ayaa dhammaantood qirtay dambiga, waxaana lagu xukumay […]

17th May 2025 admin
laba nin oo Somali ah oo lagu eedeeyey inay ku biirayeen ISIS oo lagu maxkamadaynayo Maraykanka Xafiiska xeer ilaalinta ee gobolka Arizona ee dalkan Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixiyey laba muwaadin oo u dhashay Soomaaliya, kuwaas oo lagu eedeeyey inay doonayeen inay ku biiraan ururka ISIS sannadkii 2019, hase ahaatee hay’adaha ammaanka ee Maraykanka ayaa […]

17th May 2025 admin
Golaha Wasiirrada, ayaa maanta ansixiyey, Xeerka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda oo lagu hagayo hannaanka doorashooyinka dalka. Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, oo Shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre. Shirka Golaha Wasiirada, ayaa lagu ansixiyay labo xeer oo […]

17th May 2025 admin
Midawga Afrika oo sameeyey hawlgal cusub iyo Masar oo ciidamo ku biirinaysa War murtiyeed ka soo baxay Midowga Africa ayaa lagu sheegey inuu Midawga Afrika soo dhoweynayo sameynta howlgal qaabilsan dhinaca xasilinta oo loo bixiyey howlgalka taageerada iyo xasilinta ee Soomaaliya kaas oo loosoo gaabiyo AUSSOM. Howlgalkan oo bedeli doona kan haatan jira ee ATMIS […]