Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025 admin
Weerarradii gantaalaha ee Iiraan ay ku qaadday Israa’iil kaasoo billowday habeenkii Sabtida 13 April ayaa mar kale dhaliyay cabsi laga qabo in xaaladda Bariga Dhexe ay kasii darto. Inkastoo uusan khasaare muuqda gaarin Israa’iil, haddana 300 oo gantaallo ah waxay muujinayaan awoodda ay Iiraan u leedahay inay masaafo fog wax kasoo weerarto. Kani waa sii […]

17th May 2025 admin
Soomaaliya iyo Masar oo kala saxeexday heshiisyo dhinaca difaaca iyo amniga ah Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax al Siisi ayaa caasimadda dalka Masar ee Qaahira ku qaabilay wefti ka socda dawladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxda Soomaaliya iyo kuwa dalka Masar ayaa yeeshay kulamo kala duwan oo ay labada dhinac kaga wada […]

17th May 2025 admin
Talibaan oo soo bandhigay awooddooda militari, xilli ay u dabaaldagayaan sanadguuradii saddexaad Xukuumadda Taalibaan ayaa u dabbaal degtay sanadguuradii saddexaad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada xukunka dalka Afqanistaan. Taliban oo maalintan ugu yeertay “Maalinta guusha” waxay ku soo bandhigeen dhoola tuska hubka Maraykanka uu uga tagay Afqaanistaan. Taliban ayaa beesha caalamka ka […]

17th May 2025 admin
Jarmalka, Faransiiska iyo Ingiriiska oo ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka Qaza Jarmalka, Faransiiska iyo Britian ayaa Isniintii ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Qaza, xilli ay Israa’iil isu diyaarinayso inay qaaddo weerar kale oo ballaadhan. Qoraal ay soo saareen hoggaamiyayaasha Yurub ayay ku sheegeen “in dagaalka haatan la joojiyo, […]

17th May 2025 admin
AIPAC iyo Ilhaan Cumar oo gorodda iskula jira. Taageerayaasha Israa’iil oo lacag ku bixinaya in kursiga laga qaado Guddiga awoodda badan ee galaangalka u sameeya Israa’iil ee loo yaqaanno AIPAC ayaa ilaa $100 malyan ku kharash gareynaya sidii ay kuraastooda ku weyn lahaayeen xubnaha loo yaqaanno ‘kooxda’ ee ah siyaasiyiinta horusocodka ah. Warqad qorshahaas lagu […]