Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

15th April 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid oo ay wehliyaan ku-xigeenka 1-aad Mudane Maxamed Baari Shire iyo ku-xigeenka 2-aad Mudane Maxamed Maxamuud Ciise ayaa maanta Shir-guddoomiyey fadhiga 15-aad ee Kalfadhiga 54-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland. Fadhiga maanta ayaa qorshe hawleedku ahaa ka shaqeynta wax-ka-baddelka xeerka Warbaahinta Puntland.

15th April 2025 admin
Ninka uga Sareeya Sirdoonka Ethiopia isaga oo iska socda ayaan maalin dhaweed ku arkay Gudaha Xalane “Xildhibaan Gen Bashiir Ameeriko

15th April 2025 admin
Ra’iisul wasaare Xamza oo magacaabay wasiiro cusub Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda JFS. Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gudanaya waajibka Dastuuriga ah ee ku xusan qoddobada 97, 98 iyo 100aad ee dastuurkaga KMG ah, isla markaana uu tixgeliyay talada […]

15th April 2025 admin
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dawladda Puntland Siciid Jamac Qorsheel oo ka mid ah wefdiga madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Abdulaahi Dani ayaa safar shaqo ku maraya degmadda Godobjiraan ee gobolka Nugaal ayaa booqday xarumaha caafimaadka degaanka Warguduud, halkaas oo uu wasiirku madaxweynaha uga warbixiyay xarunta iyo shaqaalaha ka shaqeeya dhamaan agabkii looga baahnaanay ay u dhamaystiranyihiin.

15th April 2025 admin
Shariif Sheekh Axmed oo dowladda ku dhalliilay hubkii dhowaan dalka soo galay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda dalka gaar ahaan wararka ku saabsan hubka dhowaan soo galay waddanka, la dagaalanka Al-Shabaab iyo arrimaha doorashada

15th April 2025 admin
Itoobiya: ‘Hadallo marin habowsan ayaa mar walba naga soo gaara madaxda Soomaaliya’ Dawladda itoobiya ayaa waxa ay walaac ka muujisay wax ay ugu yeertay ‘eedeymo marin habowsan’ oo iyada ka dhan ah kuwaas oo si joogto ah uga soo gaara madaxda dawladda Soomaaliya iyo hub ay sheegtay in laga dusiyo xuduudaha dalka. War qoraal ah […]