Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th November 2024  admin  

Shirka ay ku baaqeen ururka Jaamacadda Carabta Shirarka ay ku baaqeen urur-goboleedka IGAD iyo Jaamacadda Carabta ayaa ka mid ah dhacdooyinka la filayo maalmaha soo socda ee ku saabsan arrimaha Geeska Afrika oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ka jireen isbeddello badan oo dhanka siyaasadda ah iyo xiisado. Waxyaabaha ugu waaweyn ee la filayo in laga […]

28th November 2024  admin  

Maxey salka ku haysaa xiisadda ka dhex aloosan shirkadda Hormuud iyo NISA? Ciidamo hubeysan oo ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa la geeyay xarumaha dhexe ee shirkadda isgaarsiinta Hormuud iyo Baanka Salaam kaddib markii ay soo baxday eedeymo midba mid kale u jeedinayay saacadihii la soo dhaafay, sida BBC-da ay u xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan […]

28th November 2024  admin  

The island’s government says it is ‘in the best interests’ of the country and its people to resume full diplomatic ties with Beijing. 15 Jan 2024 The South Pacific nation of Nauru has announced it is severing diplomatic ties with Taiwan and would instead recognise China, according to a government post on social media. President […]

28th November 2024  admin  

Siyaasiga caanka ah ee beesha Jareer weyn ee aan Koonfurta Soomaaliya waxba looga ogolayn ayaa lagu soo dhoweeyey Boosaaso. Waxa soo dhowayntiisa qayb libaax ka qaatay Bulsho waynta beesha Jareer weyn ee ku dhaqan magaalada Boosaaso ee laga soo barakiciyey Koonfurta Soomaaliya oo nolosha ka samaystay Puntland

28th November 2024  admin  

Musharraxa Soomaaliya ee doorashada Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo la shaaciyay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xildhibaan Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan u soo xulatay musharraxa Soomaaliya ee tartanka Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika. “Iyadoo laga duulayo qorshaha dowladda Soomaaliyeed ee xoojinta doorka aan ku leennahay Ururada Caalamiga iyo kuwa Gobolka, ayaa waxaa Xildhibaan Fawzia Yusuf Haji Adam, […]

28th November 2024  admin  

Cunista hilibka eeyaha: Muxuu mowduucan xasaasi uga noqday Kuuriyada Koofureed? Waa mid ka mid ah su’aalaha ugu muranka badan ee qofka ajnabiga ah uu ku weydiin karo gudaha Kuuriyada Koonfureed, inkastoo falcelinta iyo jawaabta inta badan ay ku xiran tahay da’da qofka la waydiiyo. “Aad bay u dhib badan tahay, mar walba waa inaan caddeeyaa […]