Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th February 2025 admin
Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

24th February 2025 admin
Puntland oo saldhigyo hor leh ka qabsatay Daacish Ciidamada Puntland ayaa maanta sheegay in kooxda Daacish ay ka qabsadeen saldhigyo ku yaalla buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari. Saraakiisha ciidmada Puntland ayaa VOA u sheegay in saldhigyadan ay horay duqaymo uga gaysteen Maraykanka iyo Imaaradku.

24th February 2025 admin
Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Cumar Cali Cabdi “, waa wasiirka had iyo jeer aard aragtaan qoraaladu uu qoro ” dawladda Soomaaliya ayaa bixisay amarka ah in la duqeeyo Buuraha Cal miskaad, wasiirkani buuraha uu ka hadlayo waa kuwa ciidanka dawladda Puntland ka dagaalamayaan . Markaan muuqaalka hoose daawtaan ayaa ku ogaan doonta sida uu […]

24th February 2025 admin
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta si buuxda ula wareegay Taliskii Argagixisada Daacish ee Gaatir-oodan Congratulations to Puntland's heroic defense forces for combating ISIS and removing the majority of them thus far! In a short period of time, Puntland Defence was able to free numerous areas from the terrorist ISIS! pic.twitter.com/gJK67lqmgs — Somalia (@kingofSomaliaa) February 23, […]

24th February 2025 admin
Nin ku qeylinayay “Allahu Akbar” oo weerar toorreey loo adeegsaday ka geystay Faransiiska Hal qof ayaa ku dhintay saddex saraakiil boolisna way ku dhaawacmeen weerar toorrey loo adeegsaday oo ka dhacay bariga magaalada Faransiiska ku taalla ee Mulhouse. Nin u dhashay Algeria oo 37 jir ah ayaa lagu xiray goobta uu falku ka dhacay iyadoo […]

24th February 2025 admin
Gudiga Taakulada Ciidamada Dowladda Puntland ayaa ka warbixiyey Lacag taakulo ah oo kala waregeen jaaliyadaha Reer Puntland ee ku sugan wadamada Yurub America iyo Africa, iyagoona U mahadceliyey.

24th February 2025 admin
Gawaaridii looga qabsaday SNM ayaa lagula dagaalamayaa Argagixisada Calimiskaas. Waa Guul labo Jibaaran SSC-Khaatumo 🇸🇴 security forces fighting against ISIS terrorists in Cal-Madow mountains 🏔️ with armoured vehicles captured from clan enclave secessionists “somaliland” in north-west Somalia. pic.twitter.com/aZgKvJDYuS — Àbyąn (son of Ðaraawiish)🐎🇸🇴 (@RealAbyan) February 23, 2025