Category Archives: Uncategorized

9th May 2025 admin
Maxaynu Ka Baran Karnaa Ibraahin Ismaaciil Uurcad iyo Sheekadiisa Faaftay ee Badmaaxnimo? https://wardheernews.com/maxaynu-ka-baran-karnaa-ibraahin-ismaaciil-uurcad-iyo-sheekadiisa-faaftay-ee-badmaaxnimo

9th May 2025 admin
Waxa laga ogyahay shidaalka Khaatumo iyo qiyaasta saliidda ku jirta Doodda ku saabsan shidaalka ku jira SSC-Khaatumo ayaa dib u qaraxday kadib markii safiirka Soomaaliya ee Mareykanka u fadhiya Daahir Xassan Carab, uu bartiisa X ku qoray: “Waxaan ku faraxsanahay inaan si rasmi ah ugu dhawaaqo in Soomaaliya ay u furan tahay qodista shidaalka. Waxaan […]

9th May 2025 admin
Maxaa kasoo baxay safarka Ra’iisul Wasaara Soomaaliya ee Laascaanood Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo magaalada Laascaanood joogay maalmahanba ayuu xafiiskiisu kasoo saaray warsaxaafadeed ka kooban 6 qodob oo ay ugu waaweynaayeen. Qodobada 4’aad iyo lixaad 6’aad. Qodobka 4’aad o farqadahiisu ugu dhignaayeen sidatan warsaxaafadeedkii kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya B) In DFS, […]

9th May 2025 admin
Waxaan dhakafaar iyo dhag xumo ahayn walaan laga dhaxlayn. Abwaan Bariir oo gabay ku cabiray dhacdadii Dooxada Dureera ee Gobolka Sanaag.

9th May 2025 admin
Labaddii kooxood ee Reer Maakhir oo midkoodna Bulshada gobolka Sanaag ayna u dirsan Sool ayaa ku kala adkaaday Laascaanood. Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxa isugu tegay labo kooxood oo reer Maakhir ah oo mid ka mid ah ay wataan siyaasiyiinta Khaatumo, kuwaas oo ay ka mid yihiin Wasiirka Ganacsiga iyo Xildhi baanka aqalka Sare […]

9th May 2025 admin
Horjooge Firdhiye miyuu ilaaway in Reer Maakhir madasha fadhiyaan mise wax kalaa jira. Hogaamiye Firdhiye ma ilaawin inuu Xildhibaan Timacade iyo Wasiir Bidhaan ay dhinacyada ka istaagaan –