Category Archives: Uncategorized

15th May 2025 admin
Midig: Cali Aadan Lord (1915โMay 09, 1961), xildhibaan iyo wasiirkii arrimaha gudaha ee waddanka Kenya. Waxa uu ahaa Soomaaligii ugu horreeyay ee shisheeye xil u qabta, inta sooyaalkooda la og yahay. Patrick Muir Renison(March 24, 1911โNovember 10, 1965), xoghayihii gumaysiga ee dalka Kenya. Iyo Jomo Kenyatta (October 20, 1891โAugust 22, 1978), madaxweynihii ugu horreeyay ee […]

15th May 2025 admin
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Mudane ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐ฒ๐๐ข๐ข๐ ๐๐ข๐ซ๐ข๐ซ, ayaa maanta salaadda Jimce kula tukaday shacabka Muslimiinta ee mid ka mid ah masaajidda magaalada Boosaaso. Kadib salaadda, Wasiirku waxa uu kulamo gaar-gaar ah la yeeshay culimada masjidka iyo dadweynihii Muslimiinta ahaa ee halkaas ku sugnaa. Wasiirku waxa uu jeediyey khudbad muhiim ah oo dhammaan khuseysay **Hawlgalka Ciribtirka […]

15th May 2025 admin
Alshabaabkii Waqooyiga Soomaaliya oo Hargaysa xaruntoosu tahay ayaa taageeray Daacish Muuqaalka hoose waa mar hore lagu qabtay Dadqalkan oo la maxkamadeenayo

15th May 2025 admin
Inaa Lilaahi wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Waxaa San Diego ku geeriyooday Maxamed Xasaan. Maxamed, waxa uu ku barbaaray Dhagaxbuur. Dugsigi sare waxa u ku dhameeystay General Wingate Secondary School, Addis Ababa. Maxamed, waxa u ahaa wiilkii Soomaaliyeed ee ugu horeeye ee Deegaanka Soomaalida laga qaado o Scholarship ku taga Dugsiga isaga ah o Ingriisku gacanta […]

15th May 2025 admin
Sweden oo xukun ku riday nin u safray Daacish-ta Soomaaliya Maxkamad ku taalla Sweden ayaa Jimcaha maanta ah xukun saddex sano iyo saddex bil oo xabsi ah ku riday nin lagu helay inuu ku biiray kooxda Daacish (IS), taasoo ka dhigaysa kiiskii ugu horreeyay ee lagu xukumo ka mid noqoshada koox argagixiso tan iyo markii […]

15th May 2025 admin
Doorashada madaxtinimada midowga Afrika: Sidee u dhacaysaa, yaa codaynaya, yaase codayn doonin Sabtida iyo Axadda Midowga Afrika ayaa la filayaa in Sabtida iyo Axadda ay qabtaan doorashada guddoomiyaha, iyo ku xigeenka guddoomiyaha, ayadoo guddiga fulinta uu doortay komishanerrada uu golaha soo magacaabay. Komishanerrada oo Arbacadii iyo Khamiistii ay doorashadoodu dhacday, muddada xil hayntoodana waa afar […]