Category Archives: Uncategorized

15th May 2025 admin
Dowladda Puntland oo kaashanaysa Saaxibada Imaaraadka ayaa galabta fulisay duqeymo lagu beegsaday Boholaha Xankookib oo u dhaw deegaanka Dhasaan ee Buuralayda Cal-miskaad, waxaa lagubay kaydkii hubka Argagixisada iyo gaadiid iyadoo lagu dilay halkaasi xubnihii ku sugnaa ee ka tirsana Argagixisada Daacish. Dowladda Puntland waxay Saaxibada Imaaraadka uga mahadcelinaysaa gacanta joogtada ah ee ay ka geysanayso […]

15th May 2025 admin
Masuuliyiin Ka Socda Dawlada Iyo Shacabka Galmudug Oo Guddiga Taakulaynta Ciidanka Difaaca Dawlada Puntland Soo Gaarsiiyey Takulo Ay Ku Garab Istaagayaan Ciidanka Difaaca Dawlada Puntland Ee Ku Jira Hawgalka Ciribtirka Argagixisada Ee Hilaaca

15th May 2025 admin
Hanti-dhowrka Somalia oo ka baaqday ballan maxkamadeed Hanti-dhowraha Guud ee Somalia, Axmed Ciise Guutaalle ayaa maanta ka baaqsaday inuu yimaaddo maxkamadda gobolka Benaadir oo shalay u yeertay si ay u weydiiso eedo loo haysto.

15th May 2025 admin
Waa kuma Abu Xafs Al-Hashimi Al-Qurashi, hogaamiyaha kooxda Daacish ee loo malaynayo inuu Soomaali yahay? Waxaa sii kordhaya tirada dalalka u malaynaya inay aqoonsadeen ninka maamula hawlgallada caalamiga ah ee kooxda argagixisada ah ee Daacish. Warbixin ay soo saartay kooxda kormeerka cunaqabateynta ee Qaramada Midoobay, oo ku saleysan sirdoonka dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay, […]
15th May 2025 admin
BOOSAASO: Ciidanka boliceka puntland, ayaa habeen hore saacadu markayahayd 2:00 pm habeenimo ayaa waxa ay soo garaaceen albaabka gurigaygamarkii aan ka furnayna iyaga oo aan waxba na weydiin waxa ay nasaareen gaadhi shabaqle ah oo ay iyagu wateen, waxa gaadhigaa kahoreeya gaadhi yar oo madow oo aan la arki karin cida ku jirta waxaanasaarnaa sida […]

15th May 2025 admin
Waa kuma guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika? Doorashadan ayaa looga baahnaa musharraxa guulaysanaya inuu helo laba meeloow saddex meelood afartan iyo lixda dal ee Afrika ee codaynaya. Waxaana la aada toddoba wareeg mar kasta oo hore loo kala bixi waayo. Raila Odinga ayayna ka dhigan tahay in uu mar kale doorashadii lixaad guuldarraysanayo. Taas ooh […]