Category Archives: Uncategorized

15th May 2025  admin  

Ciidamada geesiyaasha ah ee Dowladda Puntland ayaa maanta ka qabsaday argagixisada Daacish deegaanada Qurac iyo Damdamle ee dhaca Togga Jeceel ee buuraleyda Cal-miskaad ee gobalka Bari. 44 kamid ah argagixisada Daacish ayaa lagu dilay dagaal cir iyo dhul ah oo ay qaadeen ciidamada Difaaca Dowladda Puntland, oo gacan ka helaya saaxiibada Dowladda Puntland ee Imaaraatka […]

15th May 2025  admin  

Axmed Madoobe oo DFS ku eedeeyey xayiraad dhaqaale Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka Soomaaliya inay siyaadaysay dhammaan wixii barnaamijyo horumarineed, dhaqaale, iyo kaalmooyin ah ee Jubbaland xaqa u lahayd, kuwaasoo ay bixiyaan dalalka deeq-bixiyeyaasha iyo hay’adaha caalamiga ah. Wuxuu hay’adaha caalamiga ah ku wargeliyay inay Jubbaland si toos […]

15th May 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Abdirisak Ahmed Said, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay wajiga labaad ee dhismaha waddada isku xireysa Cawsane iyo Hadaaftimo, oo qayb ka ah mashruuca ballaaran ee waddada Ceel Daahir – Ceerigaabo. Munaasabadda dhagax dhiga waxaa ka qeyb galay xubno sare oo ka tirsan dowladda, oo ay ka […]

15th May 2025  admin  

Ehelka nin Soomaali ah oo uu Sacuudigu ku fuliyey xukun dil ah oo BBC-da la hadlay Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Sacuudiga ayaa soo saartay qoraal ku saabsan fulinta xukun dil ah oo lagu fuliyey sida ay sheegtay “mid ka mid ah dadka falal dambiyeedka ka galay gobolka Najran,” sida lagu yiri qoraalka. Sida lagu […]

15th May 2025  admin  

Maxay tahay waanwaanta ay Kenya kadhexwado Dowladda Dhexe iyo Jubbaland? Wasiir Aadan Bare Ducaale ayaa sharxaya

15th May 2025  admin  

Bsahda Allsanaag, waxay hanbalyo aroos u dirayaan Prince Cali Shire Suldan Siciid suldaan Abdisalan iyo Murwadiisa Laadia Mahad Saeed oo Xalay Arooskoodu Ka Dhacay Magalada Hargaysa waxan Leenahay Allah Haydinka barakeeyo Reerkii Dhismoo Dhaqma Ubad Khay qabana Kala hela Amiin amiin