Category Archives: Uncategorized

25th February 2025 admin
Muuqaalkaan waxaa uu ka tarjumayaa dib-u-habeynta Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Puntland lagu sameeyey Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Puntland waxay si guul leh ku hirgelisay dib-u-habeyn ballaaran oo lagu sameeyay xarunta wasaaradda iyadoo si buuxda u adeegsanaysa miisaaniyadda rasmiga ah ee dowladdu u qoondaysay, iyada oo aan loo helin wax taageero dheere […]

25th February 2025 admin
Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo war kasoo saaray howlgalka Puntland. Warsaxaafadeed:- Howlgalka geesinimada leh ee ciidamada ammaanka Puntland ay ku qaadeen argagixisada waa tallaabo muhiim ah oo xoojinaysa halganka guud ee lagaga sifeynayo dalka argagixisada gumaadka ku haya dadkeenna, kana soo horjeeda horumarka dalkeenna. Shacabka Soomaaliyeed oo idil waxaan ku boorrinayaa in […]

25th February 2025 admin
Waa maxay sababta labada goor Gudoomiyaha Gudoonka loogu magcaabay isku qof?. Dhowaan ayeey ahayd markii uu soo dhamaaday shirkii Ceel buh ee ka dhex dheliyey beesha Warsangeli khilaafka weyn , ka dib markii Gudoonka shirkii Ceel buh ee taageersanaa maamulka Somaliland uu diiday in lagu daro War murtiyeedkii shirka qodob oranayey ‘in beesha Warsangeli ayna […]

25th February 2025 admin
Aqoonyahan Maxamuud Cali Geeldoon, oo ku caan baxay raadinta midnimo Soomaaliyeed, oo naftiisa iyo shaqadiisaba halis u geliyey sidaan Soomaaliya loo kala g’oyn lahayn ayaa khudbad qiimo iyo qaayo leh ujeediyey umadda Soomaaliyeed ee midnimada jecel , gaar ahaan kuwa safka hore kaga jira ilaalinta midnimada Soomaaliya.

25th February 2025 admin
“Dood Kusaabsan Arinta Ceerigaabo iyo Xalka Ugu Dhow.

25th February 2025 admin
Shalay wuxuu lahaa Farmaajo waa Mareexaan, maantana beelaha Digil iyo Mirifle ayuu ku sheegay inay Guruuc yihiin oo ay dhaleen Itoobiyaanku Digil and Mirifle clan members demand the removal of Director General Bashir Moalim over racial profiling of their civil servants in the Ministry of Aviation. In Sept, Moalim called members of their clan "children […]