Category Archives: Uncategorized
29th December 2024 admin
Maamulka Jubbaland ayaa Xildhibaanadii ku metelayey Baarlamaanka Soomaaliya ka codsaday inay wada tashi dib ugu soo laabtaan maamulkooda
29th December 2024 admin
Xildhibaanaddii beesha Isaaq oo ku taageeray madaxweynaha Soomaaliya Mooryaanimada uu dalka ku hogaaminayo Wasiir Maxamed Maareeye โBaarlamaanku waxa ay diyaar u yihiin in ay ka gudbaan doorashadii 2022 ee dhibka badan laga soo maray.โ pic.twitter.com/e6epoomuas — Omar Abraar (@OAbraar) November 2, 2024 Xildhibanad Gubsan mahamuud๐๐ pic.twitter.com/xJWpPTbuXa — Du'ale Hashi (@AnwarH1211) November 2, 2024
29th December 2024 admin
Wasiiro ka soo jeeda beelaha Daarood ee Ogaden iyo Mareexan ayaa iska casilay dawladdii Somaaliya, ka รฐib matkii ay u adkaysan waayeen dagaalฤทa uu madaxweyne Culusoow kula jiro degaanadooda. Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Waxbarashada XFS oo is casilay, kana soo jeeday Jubbaland, Mr Daqare ayaa isku casilay sabab la xariirta in DFS qorsheysay duulaan ka dhan […]
29th December 2024 admin
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐๐ฐ๐๐๐ฒ๐๐ฒ w๐๐๐๐ข ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐๐๐y ๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐d๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhaweeyey Agaasime Goboleedka EMRO ee Hayโada Caafimaadka Adduunka WHO Dr. Hanan Balkhy. Soo dhawaynta waxaa Wasiirka ku wehlinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. […]
29th December 2024 admin
Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyay codsi uu u gudbiyay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixyay codsi kaga yimid madaxweyne Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa in muddo bil ah ay sii shaqeeyaan, si ay dowladda ugala shaqeeyaan howlo uu sheegay in ay muhiim u yihiin dalka. Xildhibaannada ayaa fasax geli […]
29th December 2024 admin
Sida ay shawarma u horseedday khilaaf u dhexeeya Turkiga iyo Jarmalka? Dowladda Turkiga ayaa ka codsatay guddiga Midowga Yurub in ay cuntada loo yaqaan “Shawarma” aqoonsadaan in asalkeeda Turkiga yahay oo ay u diiwaan geliyaan sida wax soo saarka dhaqameed ee magaciisa ku jira wadamada Midowga Yurub. Cuntadan fudud aoo dad badani ay jecel yihiin […]