Category Archives: Uncategorized

14th May 2025  admin  

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ช๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

14th May 2025  admin  

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa xukuumaddeydu waxey u guuri doonta jiidaha hore ee dagaalka Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan deg-deg oo looga hadlayo amniga caasimadda iyo deegaannada ku xeeran iyo howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta. Raโ€™iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Xukuumaddisu ay u guuri doonto furrimaha dagaalka lagu […]

14th May 2025  admin  

Sheekadii dhexmartay Axmed Madoobe iyo janaraalkii Itoobiyaanka ahaa ee gacanta ku soo dhigay isaga oo dhaawac a Dhiig badan oo Itoobiyaan ayaa lagu shubay. Waxaan kuu sheegayaa in dhiigiisu yahay Itoobiyaan” ayuu si kaftan leh u yiri Amabasadoor Wondomu Asamenew safiirkii Itoobiya ee Soomaaliya. Axmed Maxamed Islaam oo 12-kii sano la soo dhaafay ahaa madaxweynaha […]

14th May 2025  admin  

Shiinaha oo kooxda SNM uga digay xoojinta Xiriirka Taiwan: โ€œKa fogow Taiwan!

14th May 2025  admin  

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa soo saaray amar-fulineed oo albaabada isugu laabaya VOA iyo lix hey’adood oo kale – Tani oo qayb ka ah mashruuca DOGE ee Elon Musk uu hoggaamiyo oo lagu dhimayo kharashaadka ka baxa Dowladda ๐ŸšจJUST ANNOUNCED: Good Saturday. President Trump has issued a Reduction of the Federal Bureaucracy Executive Order. It […]