Category Archives: Uncategorized

23rd February 2025 admin
Senator Cabdi Qaybdiid: “Soomaaliya in la waayo ayey qarka u saaran tahay, maanta ka horayna kama quusan….kuwa Xasan dhulka Qaranka ka gadanaya berri ayaan ka celinaynaa, doorashana meelna kama qabanayo Xasan.”

23rd February 2025 admin
Maamul Puntland ayaa maanta sheegay in duqaymo ay ciidamada Maraykanku ka fuliyeen buuraleyda Golis ay ku dileen xubno muhiim ah oo ka tirsan kooxda Daacish. Duqeynta waxaa amray madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.Hadaba Falastin Ahmed Iman ayaa duqeymahaas iyo khasaaraha ka dhashey ka wareysatey Afhayeenka ciidmada la dagaalanka Argagixisada ee Hilaac ee Puntland General Mohamud Ahmed […]

23rd February 2025 admin
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland Ahna Gudoomiyaha Gudiga Taakulaynta Ciidanka Dowladda Puntland Saciid Jaamac Qorsheel’’’ Gabdhaha Haldoorka Puntland Waad ku Mahadsan tahiin Garab istaaga Ciidamadiina

23rd February 2025 admin
Daawo muuqaalka Magaalada Timirshe, ee ahayd xaruntii hogaamiyaha Daacish Abdulqadir Mumin, This is Timirshe village, the birthplace of the fake Caliph Abdulqadir Mumin. It was one of the villages that was contested by ISIS. It strategically lies at a depression at the southwest foot of the Al-Miskad Mountains. pic.twitter.com/eJRYYfhVqC — M.Mubarak (@somalianalyst) February 1, 2025

23rd February 2025 admin
Puntland oo Maraykanka & Imaaradka uga mahadcelisay Duqeyn Xaga Cirka ah oo maanta lagu qaaday Daacish,

23rd February 2025 admin
Trump oo sheegay in uu amray duqeymo lagu fuliyay Daacishta Soomaaliya Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa caawa sheegay in uu amray weerar cirka ah oo ka dhan ah madaxda kooxda Daacish ee Soomaaliya. Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada ayuu madaxweyne Trump ku sheegay in duqeynta lala beegsaday saraakiisha qorsheysa weerara iyo kuwa kale oo […]