Category Archives: Uncategorized

11th May 2025 admin
Nin isagiiba hoobiye & amni dari darteed qolka ugu xiran oo dadka u sheegaya in la qabto Doorasho qof & cod ah | Weligeey ma arag kan oo kale

11th May 2025 admin
Isimada iyo cuqaasha Jig jiga oo fariin udiray isaaq iyo Dhulbahante

11th May 2025 admin
Wasiirkii hore ee gaashandhiga oo mar ahaan jiray Alshabaab ayaa taliyihii hore nabad sugidda ku sheegay Amiirka Qurba-Joogta Khawaarijta

11th May 2025 admin
Ganacsade Reer Maakhir ah oo beer bun ah ku leh baadiyaha Rwanda

11th May 2025 admin
Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Baran ee GoboLKa Sanaag ayaa Gudiga Taakulada Ciidamada Puntland ku Wareejiyey Taakulo Xoolo oo dhan 126 Neef taas oo ku Garab Istaagayaan Ciidamadooda Geesiyaasha ee Dagaalka Kula jiro Kooxda Aragagixisada Daacish.

11th May 2025 admin
Ceebta qabsatay kooxdoii reer Maakhir soo qoysataye yaa kuu xiiraya? Kooxdii reer Maakhir ee loo samaystay Burburka Puntland ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, oo ayna haba yaraatee wax soo dhowayn ah kala kulmin madaxdii Dhulbahante ee Khaatumo iyo kuwii Federaalka ee Xildhibaan Timacade hogaaminayey. Halka Siyaasiyiintii Hawiye iyo Dir ee Muqdisho ku yimid […]