Category Archives: public

12th August 2026  admin  

Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

12th August 2026  admin  

 · MADAXWEYNAHA OO SI RASMI AH XARIGGA UGA JARAY WAJIGA KOOWAAD EE LAAMIGA BACAADWEYN–GAALKACYO. Gaalkacyo: 11 Agoosto 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray wajiga koowaad ee wadada laamiga dheer ee isku xirata Bacaadweyn iyo Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo si casri ah loo dhisay. Wadada […]

12th August 2026  admin  

ILHAAN CUMAR OO JAWAABO DALBATAY KADDIB MARKII SARKAAL HSI AH OO QARSOODI AH LAGU ARKAY DIBADDA KULANKEEDA DADWEYNAHA Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa dalbatay in jawaabo laga bixiyo dhacdo ay booliska magaalada Richfield ku ogaadeen sarkaal qarsoodi ah oo ka tirsan Waaxda Baarista Amniga Gudaha Mareykanka, HSI, kaas oo gaarigiisa dhigtay bannaanka goobtii uu ka socday […]

12th August 2026  admin  

Warar sheegaya in Trump uu ku dhex dhuuntay gaariga cuntada ee gudaha diyaarad sir ah cabsi laga qabay hanjabaadda Iiraan Video shows the airport catering truck used in a secret operation to move President Trump from Air Force One to another U.S. government plane amid a credible Iranian threat last month. The truck can be […]

12th August 2026  admin  

Myytit ja väärinkäsitykset rahapelien maailmassa totuus paljastuu Rahapelien voittaminen on pelkästään onnen varassa Monet uskovat, että rahapelien voittaminen perustuu täysin onneen. Tämä myytti on juurtunut syvälle yhteiskuntaan, ja se on yksi suurimmista väärinkäsityksistä. Vaikka onni on osa peliä, strategia ja pelitaitot ovat yhtä tärkeitä. Esimerkiksi pokerissa pelaaja voi käyttää psykologiaa ja strategisia päätöksiä parantaakseen voittomahdollisuuksiaan. […]

12th August 2026  admin  

Online Casinos erfreuen sich immer größerer Beliebtheit, insbesondere in Österreich, wo Spieler die Vorzüge von Echtgeldspielen schätzen. Im Jahr 2026 bieten zahlreiche Plattformen aufregende Spiele und attraktive Boni, die sowohl neue als auch erfahrene Spieler ansprechen, darunter auch das online casino , das für seine Vielfalt bekannt ist. In diesem Artikel werfen wir einen Blick […]

12th August 2026  admin  

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday xasan Culusow iyo gababadhiisa Jihaan Xasan Culusoow ayaa ka qayb galay shir amniga Soomaaliya looga hadlayey ee ka dhacay Kampala, Uganda, . Shirkab ayaa looga hadlayey howlgalka African Union Somali President Hassan Sheikh Mohamud and his foreign affairs advisor and daughter, Jihan Hassan, in regional security talks in Kampala, Uganda, addressing African […]