Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL
25th November 2024 admin
Ra’iisul Wasaaraha Britain oo ku dhowaaqay doorasho deg deg ah Ra’iisul Wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa ku dhowaaqay in waddankaas ay ka qabsoomi doonaan doorashooyinka guud 4-ta bisha July ee soo soocta, sida ay tebinayaan wakaaladda wararka Associated Press iyo warbaahinta UK. Rishi Sunak ayaa hadalkan maanta kaga dhowaaqay afaafka hore ee aqalka looga taliyo […]
25th November 2024 admin
Waa kuma Kariim, dacwad oogaha ICC ee ku dhiirraday in la soo xiro Netanyahu iyo hoggaamiyeyaasha Xamaas? Maxkamada dambiyada caalamiga ah ee ICC ayaa tixgelinaysa in ay soo saarto amar lagu soo xirayo ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo hogaamiyayaasha Xamaas ee loo haysto dambiyo dagaal iyo dambiyo ka dhan ah bini’aadantinimada. Madaxa dacwad oogaha […]
25th November 2024 admin
By Ragip Soylu in Ankara Published date: 21 May 2024 Turkish media criticize the government for the project, but sources note the Somali government donated a far larger plot of land in 2015 is set to construct and donate an embassy building and a plot of land to Somalia at a cost estimated to reach over $6m, according […]
25th November 2024 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, wuxuu Shirka Jiheynta ka sheegay in Wadada Ceeldaahir-Ceergaabo dhismaheeda qeybta u horeysa ee illaa Hadaaftimo la Qorshaynayo in uu dhammaado inta sanadka ka harsan, Sidoo kalena diyaarinta dhammaan Agabka farsamo ee loo baahanyahayna uu meel wanaagsan marayo.
25th November 2024 admin
MADAXWEYNAHA OO KA QEYBGALAY AAS QARAN OO LOO SAMEEYAY AHUN XILDHIBAAN CALI AXMED MAXAMUUD OO KA TIRSANA GOLAHA WAKIILLADA DOWLADDA PUNTLAND. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka qeybaglay galabta Aas Qaran oo loo sameeyay Allaah ha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Maxamuud […]
25th November 2024 admin
Waa kuma ninka awoodda badan ee bedelaya Madaxweynihii geeriyooday ee Iiran? Kadib markii la xaqiijiyay warka ku saabsan geerida Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi oo ku dhintay shil diyaaradeed, Mohammad Mokhbar Dezfuli, ku xigeenkiisii koowaad ayaa la wareegaya xafiiska madaxweynaha dalka, isaga oo sii hayn doona mas’uuliyadda madaxtinimo ilaa inta ay ka dhacayso doorashada. Waxa uu […]