Category Archives: MUUQAALO, MAQAALO IYO MAQAL

25th February 2025 admin
Faahfaahin ka soo baxaysa dagaalka ka dhacay Dacawaley Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dagaallo culus oo ka dhacay deegaanka Dacawley ee degmada Xarshin ee gobolka Faafan ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Inkastoo xogta laga heli karo halka dagaalku ka socdo ay adag tahay sababo la xiriira isgaarsiinta oo go’an, haddana waxaa la soo […]

25th February 2025 admin
Wasiirka Amniga Soomaaliya Abdullahi Sheikh Ismail “Fartaag”ayaa lagu bahdilay gobolka Gedo f

25th February 2025 admin
Mooryaankii ka danbeeyey bililiqada Ceerigaabo ayaa gudaha u galay guryihii laga barakacayku dhex wareegaya. Caare oo ka soo jeeda beesha Habar Yoonis ee Isaaq , oo horay u sheegay in guryaha Hartigu ku leeyihiin Ceerigaabo ay la mid yihiin Kuwa Isaaqu ku leeyihiin Turkiga, ayaa maanta isaga oo guul u arka shacabkii aan hubaysnayn oo […]

25th February 2025 admin
Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Madaxweyne ku xigeenada Dowladda Jubaland

25th February 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta loo soo bandhigay qorshaha iyo naqshada Isbitaalka ugu weyn Puntland oo laga hirgelinayo Garoowe, iyadoo wafdi uu hooggaaminayo Wasiirka Caafimaadka Siciid Jaamac Qorsheel uuna qeyb ka yahay Guddoomiyaha Degmada Garoowe Cabdulqaadir Geeddi ay arrintan utageen Boosaaso.

25th February 2025 admin
Siyaasiyiinta Isaaq oo amray kuwi wax xadayey inay amniga mzgaalada ilaaliyaan